Trinity waxa ay qorshaynaysaa in ay $30m ku maalgeliso mashaariicdeeda tiin iyo tungsten ee hadda jira labada ilaa saddexda sano ee soo socota, waxa kale oo laga yaabaa in ay raadiyaan maalgelinta mashruuca lithium dhamaadka 2024. Geleta waxa kale oo ay hiigsanaysaa liiska sarrifka saamiyada kaas oo dhici kara sida ugu dhakhsaha badan 2024. Ujeedadu waa in la dhiso “warshadaha macdanta casriga ah iyo xirfadeed ee Rwanda,” ayuu yidhi.
Xigasho: The Africa Report