Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Gudaha

Farmaajo oo u hambalyeeyey Madaxweynaha cusub ee dalka

May 15, 2022
gudaha Wararka Gudaha
61 1
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Madaxweynaha Xafiiska jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey Madaxweynaha cusub ee JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo loo doortay xilka Madaxweynaha dalka 4-ta sano ee soo socota.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Alle uga baryey Madaxweyne Xasan Sheekh in uu u fududeeyo masuuliyadda culus ee hortaalla, kana yeelo mid sii amba-qaada horumarka baaxadda leh ee uu ku tallaabsaday dalku.

Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey Guddoonka iyo Mudaneyaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya biseylka dimuqraadiyadeed iyo dhabar adaygga ay muujiyeen inta ay socotay doorashadu.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku ammaanay Ciidamada Soomaaliyeed ee geesiyaasha ah halganka ay u galeen sugidda amniga doorashooyinka dalka, iyagoo habeen iyo maalinba u taagan difaaca sharafta iyo karaamada shacabka Soomaaliyeed.

Madaxweyne Farmaajo ayaa uga mahadceliyey shacabka Soomaaliyeed dal iyo dibadba taageerada xooggan ee ay u muujiyeen isbeddel doonka socda ee uu hoggaaminayey, isagoo kula dardaarmay in ay si la mid ah u garab istaagaan Madaxweynaha la doortay ee Xasan Sheekh Maxamuud.



Xigasho: Horseed Media

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Gudaha

Wakiilka QM ee Somalia oo kulankii ugu horeeyey la yeelatay Souef M. El-Amine (Sawirro)

June 6, 2023
Wararka Gudaha

Xogta kulan dhexmaray Wasiirka Difaaca Somalia & Jen. Fayad Al-Ruwaili (Sawirro)

June 6, 2023
Wararka Gudaha

Wiil uu dhalay Madaxweynihii hore ee Liibiya oo qeylo dhan kas0o diray Xabsi gudihiis

June 6, 2023
Wararka Gudaha

Xubno katirsanaa kooxaha Daacish iyo Al Shabaab oo lagu riday xukunno adag

June 6, 2023
Wararka Gudaha

Shir u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada oo Muqdisho ka furmay (Sawirro)

June 6, 2023
Wararka Gudaha

Raysal Wasaare Xamse Oo Magacaabay Guddiga Qabanqaabada Xuska Maalmaha Xoriyada

June 6, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Faahfaahin:- Caruur ay dhaleen Nabadoono caan ah oo xalay Muqdisho lagu laayay. – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Police probe ‘strange’ ransom demand in Ciku Muiruri’s abduction case

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Dissent on ICG Statement on the Fighting at Las Anod

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Deputy Minister of Information says 150 al Shabab militants killed in Galgadud region

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Shan Dowladood oo ka shiray Xaalada Soomaaliya oo War Wadajir ah soo saaray (Akhriso)

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Former police commander narrowly escapes suspected Al-Shabaab assassination attempt in Mogadishu

June 6, 2023

Soomaalida Nairobi oo ka cabanaya sare u kaca qiimaha guryaha

June 6, 2023

Arsenal Oo Dalab Rasmi Ah Ka Gudbisay Xiddig U Ciyaara Man City.

June 6, 2023

MW Xassan Sheekh ”Xisbiyada badan Soomaaliya dabar ayey ku noqnee” – Puntland Times

June 6, 2023

Wakiilka QM ee Somalia oo kulankii ugu horeeyey la yeelatay Souef M. El-Amine (Sawirro)

June 6, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Pitfalls of the Proposed Presidential System

June 6, 2023

Baarlamanka Ontario oo ansixiyey sharci Soomaalida u danaynaya

June 6, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Gundogan, Kane, Lewandowski, Ugarte, Caicedo, Mac Allister, Haalad & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga.

June 6, 2023

Saddex qodob oo la dul-dhigay Beelo ku dagaalamay xuduudka Puntland & Galmudug – Puntland Times

June 6, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.