Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Gudaha

Guddiga doorashada madaxweynaha oo farriin u diray musharixiinta, kahor..

May 14, 2022
gudaha Wararka Gudaha
61 1
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga isku dhafka ah ee doorashada madaxweynaha ayaa war cusub kasoo saaray doorashada hoggaanka dalka oo beri oo Axad ah 15-ka May ka dhaceysa Teendhada Afisyoone ee magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Qoraal kooban oo kasoo baxay guddiga ayaa waxaa fariin loogu diray xubnaha musharixiinta ah, iyada oo laga dalbaday in musharrax kasta uu soo gudbiyo qof wakiil uga ah tiririnta codadka doorashada, xildhibaanada labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya.

“Dhammaan Musharraxiinta Madaxwaynaha JFS waxaa laga codsanayaa in ay ka soo jawaabaan codsiga Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo ah in Musharrax kasta Guddiga u soo gudbiyo xubinta u tirinaysa codadka,” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay guddiga.

Sidoo kale guddiga ayaa u qabtay musharixiinta inay ku soo gudbiyaan illaa 12:30am duhurnimo ee maanta, haddii kale aysan u suurta gelin in hoolka uu yimaado qofka wakiilka ah.

“Musharraxii ku soo gudbin waaya waqtiga loo qabtay uma suurta gali doonto in uu hoolka doorashada soo galo qofka la socda .FG: Waqtiga kamadanbaysta ah ee soo gudbinta magacyada waa 12:30am (duhurnimo) ee maanta,” ayaa markale lagu yiri qoraalka.

Dhinaca kale ammaanka ayaa aad loo adkeeyey, waxaan bandow lagu rogay caasimada, kaas oo bilaabanay 9:00 fiidnimo ee caada, sida uu shaaciyey Booliska Soomaaliya.

Tartanka doorashada ayaa ah mid aad u adag, waxaana ku loolamaya ku dhowaad 40 musharrax oo ay ku jiraan madaxweynayaashii hore ee dalka oo uu ku jiro Farmaajo.



Xigasho: Caasimada

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Gudaha

Ra’iisul Wasaare Xamse oo hey’adaha amniga kala hadlay sugidda amniga caasimadda

March 25, 2023
Wararka Gudaha

Degaano ka tirsan gobolka Hiiraan oo ka baxay gacanta Al-shabaab & Gudoomiye Cali Jeyte oo..

March 25, 2023
Wararka Gudaha

Istiraatiijiyadda Hannaanka sugitaanka Amniga Muqdisho oo lasoo bandhigay (Sawirro)

March 25, 2023
Wararka Gudaha

Duqa Muqdisho oo Digniin u diray dadka sameeya Warqadaha Dhalashada ee Been abuurka ah

March 25, 2023
Wararka Gudaha

Siyaasi sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekhii la yaqaanay uusan joogin Madaxtooyada !

March 25, 2023
Wararka Gudaha

Al Shabaab oo shaacisay tirada askarta dowladda ee ku dileen Weerarkii Ruun-nirgood

March 25, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Al Shabaab oo weerar Qaraxyo ku bilowday ku qaaday xero ay joogeen Milatariga Soomaaliya

    75 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Sideed qof oo ku dhintay fatahaad cusub oo ka dhacday Baardheere

    75 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Jimco, Mar 24, 2023-Golaha Wasiiradda Jubbaland oo ka shiray xaalada amniga iyo howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab

    75 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Taliyaha Danab oo jawaab kasoo saaray arrin la xiriirta DAGAALKA Laascaanood

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Danyarta Boosaaso oo ka cabanaya sicir-barar la kowsaday bisha Ramadan

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Wolves Oo Man United, Liverpool Iyo Barcelona U Sheegtay Halka Waddo Ee Ay Ku Heli Karaan Saxiixa Ruben Neves.

March 25, 2023

Ciidan ka baxay Muqdisho oo degaano ka qabsaday Al-Shabaab xilli uu dagaalka dib u billowday

March 25, 2023

Sabti, Mar 25, 2023-Saraakiil sar sare oo ka tirsan ciidanka dowladda Itoobiya oo Maanta gaaray magaalada Baledweyne

March 25, 2023

Yaan la siyaasadeyn gargaarka Laascaanood

March 25, 2023

Ra’iisul Wasaare Xamse oo hey’adaha amniga kala hadlay sugidda amniga caasimadda

March 25, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

“London Waa Buluug”:- Mykhailo Mudryk Oo Sheegay Waxa Uu U Sheegay Oleksandr Zinchenko

March 25, 2023

Guddoomiyaha gobalka Mudug oo loogu hanjabay DIL, kadib qabashada Al-Shabaabkii Gaalkacyo! – Puntland Times

March 25, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Degaano ka tirsan gobolka Hiiraan oo ka baxay gacanta Al-shabaab & Gudoomiye Cali Jeyte oo..

March 25, 2023

𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝘂𝗹𝗮𝗻 𝗹𝗮 𝗾𝗮𝗮𝘁𝗮𝘆 𝗛𝗲𝘆’𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗔𝗺𝗻𝗶𝗴𝗮 𝗤𝗮𝗿𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗚𝗼𝗯𝗼𝗹𝗸𝗮 𝗕𝗮𝗻𝗮𝗮𝗱𝗶𝗿

March 25, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.