Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Gudaha

Maaamul gobileed ayaa tihiin | allsanaag

May 13, 2022
gudaha Wararka Gudaha
58 4
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Dawladda Marayakanka oo si cad usheegay in maamulka beelaha Isaq u midaysan yihiin ee Somaliland ula dhaqmayo Dowlad Goboleed hoostaga Dowlada Fadaraalka ah,isla markaana kula shaqaynayo hanaan waafaqsan Siyaasada Maraykanka ee ah (Somali mid ah).

Hadalkan,waxuu niyad jab iyo dharbaaxo Diblomaasiyadeed ku noqday Maamulka SNM ee doonayey Ictiraf iyo aqoonsi Diblomaasiyadeed oo gaarsiisan heer Qaran.

Wefti ay hogaaminayaan Safiirka Maraykanka iyo Talyaha Africom,ayaa gaaray Hargaysa kulana kula qaatay hogaamiyaha SNM Muuse Biixi.Ujeedka socdaalka weftiga Maraykanka,ayaa ku aadan wada shaqayn amaan,gaar ahaan isticmaalka garoonka diyaaradaha ee Berbera oo la fahansan yahay in Maraykanku si dadban dib udhis ugu sameeyay isagoo usoo maray Dowlada Imaaraadka Carabta.

Waxaa xusid mudan in Weftiga Maraykanka ee gaaray Hargaysa ay wateen diyaarado ugaar ah oo dul heehaabayay Magaalada intii ay la shirayeen Muuse Biixi,taasoo muujinaysa kalsoonidarada amni ee lagu qabo Maamulkaas.

Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada Muuse,ayaa kal hore,waxaa toos udhagaystay Sirdoonka Ingiriiska,iyagoo la hadlaya hogaamiyayaasha ugu sareeya Alshabaab.Sidaanoo kale isla weftigan oo ka kooban Safiirka iyo Talyaha Africom,ayaa booqday Bosaso mana jirin Diyaarado iyo Ciidan gaar ah oo xiray hawada BosAaso mudadii ay ku sugnaayeen halkaas.

No photo description available.

Post navigation

← DAL HODON AH IYO JAHAWAREER DOORASHO

Xigasho: Allsanaag

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Gudaha

Sidee ayaa loo diley Hadrawi Sangub, marxuunka geeridiisu hormuudka u noqotay Kacdoonka Buluuga ah?

January 28, 2023
Wararka Gudaha

Sawirro: Nin Falastiini ah oo Qudus ka fuliyey weerar lagu laayey Israa’iiliyiin badan

January 27, 2023
Wararka Gudaha

Nin la waayay 66-sanno kahor oo dib ugu noqday Qoyskiisa iyo farxad lagu soo dhaweeyay (Sawirro)

January 27, 2023
Wararka Gudaha

Wafdi ka socda Hey’adda Maareynta Musiibooyinka iyo Qadar oo gaaray Kismaayo

January 27, 2023
Wararka Gudaha

Maxaa demiyey degmooyinka waqooyi ee Muqdisho oo shiday kuwa koonfurta? Warbixin

January 27, 2023
Wararka Gudaha

Muwaadiniin Itoobiyaan ah oo la qabtay iyaga oo Daroogo galinaya dal Carbeed

January 27, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Madaxweyne Xasan oo Baydhabo ka daah furay hindisaha Qaran ee Soomaaliya Cagaaran

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Muwaadiniin Itoobiyaan ah oo la qabtay iyaga oo Daroogo galinaya dal Carbeed

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Maxaa demiyey degmooyinka waqooyi ee Muqdisho oo shiday kuwa koonfurta? Warbixin

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Somaliland oo dhaq-dhaqaaq cusub ka billowday Laascaanood iyo wararkii ugu dambeeyay

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Fight against Al-Shabab is Jihad, Somali Islamic Scholars ruled

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Reer Camp Nou Rikoor Guul La`aan Ah Ayay Ka Haystaan

January 28, 2023

Sidee ayaa loo diley Hadrawi Sangub, marxuunka geeridiisu hormuudka u noqotay Kacdoonka Buluuga ah?

January 28, 2023

Turkiga oo u yeedhay danjiraha Denmark, ka dib markii Denmark lagu gubay kitaabka Quraanka ah

January 28, 2023

Sawirro: Nin Falastiini ah oo Qudus ka fuliyey weerar lagu laayey Israa’iiliyiin badan

January 27, 2023

Palestinian gunman kills 7 in East Jerusalem shooting

January 27, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Man City Oo Dhulka Ku Jiiday Arsenal Iskana Xaadirisay Wareega 16-ka FA Cup-ka.

January 27, 2023

Ruushka oo Eriteria kala hadlay isticmaalka dekedaha iyo garoomadeeda ku yaalla badda cas

January 27, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Waan ogaa In Jesus Ku Biirayo Arsenal, Halkan Sabab Ayaanan Ula Yaabay Heshiiskii Zinchenko Ku Yimid Arsenal.

January 27, 2023

Shaxda Ugu Fiican Qaybta Hore Ee Xilli Ciyaareedka Premier League Oo La Soo Saaray.

January 27, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.