Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Gudaha

MW Farmaajo oo ubax dhigay Taallada SYL, kahor doorashada maanta

May 15, 2022
gudaha Wararka Gudaha
60 2
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo taallada halgameyaashii SYL kaga qayb galay munaasabad lagu xusayey 79 guurada ka soo wareegtay aasaaska Ururka Dhallinyaradii SYL, ayaa taallada halgameyaasha dhigay ubax lagu maamuusayey doorka dhallinyarada Soomaaliyeed ee xorriyadda, midnimada iyo dowlad-dhiska dalkeenna.

Madaxweynaha ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabaddan qiimaha badan ee 15-ka May, isaga oo ku boorriyey in dhallinyaradu ay wax ka bartaan sooyaalkii halgan ee geesiyaashii SYL, sidoo kalena uu jiilba, jiilka ka dambeeya dhaxalsiiyo, maamuuskooda, taariikhdooda, halgankooda iyo dhaxalkii waddaniyadeed ee ay inooga tageen.

“Halyeeyadii SYL waxa ay baal dahab ah kaga jiraan sooyaalka dalkeenna iyo kan guud ee ummada Soomaaliyeed. Waxa ay ku sifaysnaayeen, midnimo, dhabar adayg, waddaniyad iyo ka fogaanta qabyaaladda, taas ayaana sabab u noqotay in ay xaqiijiyaan hiigsigii shacabka Soomaaliyeed ee ahaa in ay ka xoroobaan gumaystaha, noqdaanna dal madax bannaan oo karaamo iyo sharaf ku dhex leh dunida”

Madaxweynaha ayaa intii uu ku sugnaa Taallada Halgameyaashii SYL waxa uu xus iyo duco ugu sameeyey dhallinyaradii 13-ka ahaa ee horseeday xornimada dalka, isaga oo shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ku dhiirrigeliyey in ay ilaashaadaan midnimada iyo wadajirkooda, oo ah mabaadi’dii saldhigga u ahaa aasaaskii SYL. 

Munaasabadda Ubax-dhigga Taallada SYL waxaa Madaxweynaha kala qayb galay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo Agaasimaha Guuud ee Madaxtooyada Qaranka Maxamed Cabdullaahi Ciise.



Xigasho: Horseed Media

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Gudaha

(Sawirro) Nin nolosha ku gubay gabar xiriir Jaceyl u jartay iyo caro ka dhalatay

March 27, 2023
Wararka Gudaha

Nabadoon maanta lagu dilay magaalada Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

March 27, 2023
Wararka Gudaha

Dibedbaxyo rabshado wata oo mar kale ka dhacay Nairobi iyo Odinga oo..(Sawirro)

March 27, 2023
Wararka Gudaha

Wiilka Madaxweyne Yoweri Museveni oo go’aan ka qaatay shaqada uu dalkiisa u hayo

March 27, 2023
Wararka Gudaha

Xukun adag oo lagu riday nin Al Shabaab u qaabilsanaa toorista Bambooyinka

March 27, 2023
Wararka Gudaha

Cali Dheere oo ka hadlay qorshaha Ciidamo cusub oo Itoobiyaan ah dalka lagu soo gelinayo

March 27, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Axad, Mar 26, 2023-Somaliland oo sheegtay in ay Laascaanood ku qaadayso dagaal

    76 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Ciidanka Dowladda oo Howlgallo Ka Bilaabay Shabeellaha Dhexe

    75 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Wararkii ugu dambeeyay ee Qaraxyo Daacish la beegsatay Al-Shabaab – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Faysal Cali Waraabe oo caddeeyey mowqifkiisa qorshaha cusub ee dagaalka Laascaanood

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Toogasho ka dhacday goob uu madaxweyne Xasan kaga sugnaa degmada Aadan Yabaal

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

DF oo Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay wejiga labaad ee dagaalka

March 27, 2023

(Sawirro) Nin nolosha ku gubay gabar xiriir Jaceyl u jartay iyo caro ka dhalatay

March 27, 2023

ATMIS Police Commissioner visits Jazeera basecamp to assess officers’ welfare

March 27, 2023

43 Al-Shabaab Members Killed in Somalia

March 27, 2023

Maamulka Mudug ee Puntland oo ku dhowaaqay tallaabooyin amni

March 27, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Vinicius Jr Oo Real Madrid Ka Diiday Dalab Ay U Soo Bandhigtay, Ma Ahan Heshiis Cusub.

March 27, 2023

Suudaanta oo ka daalay isbadal cusub oo rayid ah oo ay hogaaminayaan Burhaan iyo Hemeti

March 27, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Xamza oo Muqdisho ka dhagax dhigay warshad ay ku baxeyso $37 milyan

March 27, 2023

Nabadoon maanta lagu dilay magaalada Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

March 27, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.