Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Gudaha

(Sawirro) Golaha Aqalka sare oo ansixiyey guddi shan xubnood ka kooban

March 13, 2023
gudaha Wararka Gudaha
60 2
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐂𝐚𝐥𝐢 𝐒𝐡𝐚𝐜𝐛𝐚𝐚𝐧 𝐈𝐛𝐫𝐚𝐚𝐡𝐢𝐦 oo uu wehliyay Guddoomiye ku xigeenka labaad, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiis 23-aad.

𝐀𝐣𝐚𝐧𝐝𝐚𝐡𝐚 kulanka ayaa ahaa, 1. ansixinta Xubnaha Guddiga Madaxabanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka.

  1. Akhrinta Kowaad ee Hindise Sharciyeedka Dhowrist Xogta.
  2. Akhrinta Kowaad ee Hindise Sharciyeedka Socdaalka Soomaaliya.
  3. Akhrinta Labaad ee Hindise Sharciyeedka La-dagaalanka Argagixisada.

Ugu horrayn Sanatarada Aqalka Sare, ayaa guda galay ansixinta Xubnaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Dastuurka oo uu golaha u soo gudbiyay Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, kana codsaday in ay codka kalsoonida siiyaan, waxaana cod la geliyay kadibna lagu meel mariyay xubnihii Guddiga oo ay codka kalsoonida siiyeen soddon Sanatar ee kulanka maanta soo xaadirtay.

Intaas kadib ayaa laguda galay ajandayaasha kale ee kulanka, waxaana Golaha akhrinta 1-aad marsiiyay 𝐬𝐡𝐚𝐫𝐜𝐢𝐠𝐚 𝐃𝐡𝐨𝐰𝐫𝐢𝐬𝐭 𝐗𝐨𝐠𝐭𝐚 Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Jaamac Xasan Khaliif, halka Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga Gudaha Maxamed Cali Xagaa  uu isna akhrinta koowaad marsiiyay 𝐬𝐡𝐚𝐫𝐜𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐨𝐜𝐝𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚.

Ugu danbayn Sanatarrada Aqalka Sare ayaa dood dheer ka yeeshay sharciga La-dagaalanka Argagixisada, oo akhrintiisa labaad uu Golaha marsiiyay Senator Adam Abdinasir Guddoomiyaha Guddiga Amniga iyo Difaaca Aqalka Sare.

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Xubnaha Guddiga madaxa bannaan ee dib u eegista Dastuurka oo ka kooban 5 xubnood oo kala ah:

  1. Maxamed Xasan Idiris.
  2. Farxiya Muumin Cali.
  3. Burhaan Aadan Cumar.
  4. Axmed Maxamuud Jaamac.
  5. Maxamed Cabdalla Saalax.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Xigasho: Allbanaadir

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Gudaha

Abshir Axmed Macalin oo isku soo dhiibay Qeybta 60-aad ee Xoogga dalka (Sawirro)

March 27, 2023
Wararka Gudaha

Maxaad ka taqaan lixda nin ee u istaagay in ay joojiyaan dagaalka Laascaanood?

March 27, 2023
Wararka Gudaha

DF oo ka hadashay halka uu marayo qorshaha wejiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab

March 27, 2023
Wararka Gudaha

Saraakiil Mareykan ah oo gaaray degmada Maxaas & Xog ku aadan ujeedkooda (Sawirro)

March 27, 2023
Wararka Gudaha

Guddoomiyaha Bangiga Dhaxe oo la bedelayo iyo Haweeney Dhaqaalo yaqaan ah oo…

March 27, 2023
Wararka Gudaha

Waxba Nalooma Reeban Muuse | allsanaag

March 27, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Ciidanka Dowladda oo Howlgallo Ka Bilaabay Shabeellaha Dhexe

    75 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Axad, Mar 26, 2023-Somaliland oo sheegtay in ay Laascaanood ku qaadayso dagaal

    76 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Wararkii ugu dambeeyay ee Qaraxyo Daacish la beegsatay Al-Shabaab – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Saraakiil Mareykan ah oo gaaray degmada Maxaas & Xog ku aadan ujeedkooda (Sawirro)

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Faysal Cali Waraabe oo caddeeyey mowqifkiisa qorshaha cusub ee dagaalka Laascaanood

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

387 kun qof oo isu diiwaan galiyay doorashada qof iyo cod ee dowladaha hoose

March 27, 2023

Sucuudiga oo balaayiin dollar ku maalgashanaya dalka Shiinaha

March 27, 2023

Abshir Axmed Macalin oo isku soo dhiibay Qeybta 60-aad ee Xoogga dalka (Sawirro)

March 27, 2023

Maxaad ka taqaan lixda nin ee u istaagay in ay joojiyaan dagaalka Laascaanood?

March 27, 2023

Isniin, Mar 27, 2023-Guddigii Isimada ahaa ee Muqdisho ka yimid oo maanta tagay magaalada Laascaanood si ay xaaladda u qiimeeyaan

March 27, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

‘Ma baadhayno qaraxyadii dhuumaha shidaalka ee Nord Stream’

March 27, 2023

DF oo ka hadashay halka uu marayo qorshaha wejiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab

March 27, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Haweeney weerartay Dugsi ku yaal Maraykanka oo ku dishey Lix ruux oo ay carruur ku jirto

March 27, 2023

Isniin, Mar 27, 2023-Ciidamada Fedaralka ee Itoobiya oo rasaas ku furay dad shacab ahaa oo isu soobax ka samaynayay dowlad degaanka Soomaalida

March 27, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.