Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Gudaha

(Sawirro) Musharax Deni oo caawa arrin xasaasi ah kala hadlay Laftagareen

May 14, 2022
gudaha Wararka Gudaha
60 2
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Madaxweynaha Puntland ahna musharax u taagan Madaxweynaha Somalia ayaa caawa hoygiisa Magaalada Muqdisho ku booqday Madaxweynaha K/Galbeed C/casiis Laftagareen.

Kulanka ahaa mid saacad ka badan qaatay ayaa looga hadlay arrimo la xiriira doorashada madaxweynaha Somalia ee beri ka dhaceysa magaalada Muqdisho.

Ilo wareedyo kala duwan oo lagu kalsoonaan karo ayaa allbanaadir Online u sheegay in Deni uu ka codsaday laftagareen inuu ka taageero dhinaca doorashada, isagoo taas u sameeyey balanqaadyo kala duwan inkastoo aan la ogeyn lafgareen uu aqbalay dalabka Deni iyo in kale.

Laftagareen iyo xildhibaanada K/Galbeed ayaa badankood waxay ka shaqeynayaan sidii mar kale uu kursiga ugu soo laaban lahaa Farmaajo, hase ahaatee Madaxweynaha K/Galbeed ayaa ka fekeraya musharaxa qorshaha labaad hadii uu guuldareysto Farmaajo.

Deni ayaa u heysta codadka codadka inta badan xildhibaanada Puntland iyo Jubbaland, balse kuma filna inuu ku gaaro kursiga Madaxweynaha, wuxuuna u baahay codad kale si uu riyadiisa ku aadan Villa Somalia u xaqiijiyo.

Magaalada Muqdisho oo caawa uu dhaqan galay bandow ayaa waxaa ka socda kulamo adag oo ka socda xarumaha iyo hotelada ay degan yihiin musharaxiinta kuwaasoo la xiriira ololaha doorashada Madaxweynaha Somalia oo loona adag loogu jiro.

Previous articleTaliska Booliska oo wax ka bedelay bandowgii lagu soo rogay Muqdisho

Xigasho: Allbanaadir

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Gudaha

Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiye ku-xigeen KMG ah (Akhriso)

January 31, 2023
Wararka Gudaha

Muxuu Shiikh Aadan Madoobe kala hadlay Musharaxiinta K/Galbeed (Sawirro)

January 30, 2023
Wararka Gudaha

Dagaal culus oo caawa ka qarxay degaano ka tirsan Galgaduud iyo Al-Shabaab oo..

January 30, 2023
Wararka Gudaha

Masuul uu maalin ka hor Magacaabay RW Xamse oo xilka la wareegay (Sawirro)

January 30, 2023
Wararka Gudaha

CALI DHEERE oo toogtay kooxdiisa Shabaab – Fallanqeyn

January 30, 2023
Wararka Gudaha

Mareykanka oo shacabkiisa uga digay iney booqdaan 19 dal iyo Somalia..

January 30, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Russian helicopter fired upon at Mogadishu Airport

    75 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Kooxo hubeysan oo caawa weerar culus ka geystay saldhig ku yaalla Muqdisho

    77 saamiyo
    La wadaag 31 Tweet 19
  • Qarax dhimasho sababay oo ka dhacay Muqdisho

    77 saamiyo
    La wadaag 31 Tweet 19
  • Somalia says 136 Al-Shabab members killed in operation

    85 saamiyo
    La wadaag 34 Tweet 21
  • Before a secret raid on an ISIS leader’s mountain cave complex, US forces ran the mission at a special recreation of the target Area

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiye ku-xigeen KMG ah (Akhriso)

January 31, 2023

Cali Dheere waxba laga weydiin maayo ilaalinta hantida ummadda Soomaaliyeed

January 31, 2023

Bangiyada Ruushka iyo Iran oo samaystay nidaam gaar ah oo ay lacagaha isugu diraan

January 31, 2023

RASMI: Tottenham Oo Hishiis Muddo Dheer Ah Kula Soo Wareegatay Pedro Porro:

January 30, 2023

Muxuu Shiikh Aadan Madoobe kala hadlay Musharaxiinta K/Galbeed (Sawirro)

January 30, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Isniin, Jan 30, 2023-Ciidamada Huwanta ah oo howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano ka tirsan gobolka Mudug

January 30, 2023

Madaxa shabakadda TikTok oo looga yeedhay baarlamaanka Maraykanka

January 30, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Tababaraha Benfica Oo Ka Hadlay Wararka Chelsea La Xidhiidha Enzo Fernandez

January 30, 2023

Dagaal culus oo caawa ka qarxay degaano ka tirsan Galgaduud iyo Al-Shabaab oo..

January 30, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.