25th May 2023 admin Category :
Doorashooyinka golayaasha deegaanka ayaa maanta ka dhacay degmooyinka maamulka Puntland marka laga reebo saddex degmo oo doorashadooda la hakiyey.
Dadkii soo kormeeray doorashada waxaa ka mid ahaa Ismaaciil Cali Maxamed oo ka tirsan mudanayaasha baarlamanka Gobolka Ohio ee dalka Mareykanka.
Wariyaha VOA-da Faadumo Yaasiin Jaamac ayuu uga waramay sida ay doorashadu u dhacday.

Wareysi: Sidee u dhacday doorashadii maanta ee Puntland?
by VOA
The code has been copied to your clipboard.
Xigasho: Allsanaag