Muqdisho (Allbanaadir Media) – Waxaa hadda lasoo gaba-gabeeyey wareegga koowaad ee codeynta xildhibaanada golaha shacabka ee doorashada guddoomiyaha ku-xigeenka 1-aad ee golahaas, oo ka socota teendhada Afisyoone ee magaalada Muqdisho. Doorashada maanta oo dhameystir u […]
Xigasho: Allbanaadir Media