Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Maanta

AKHRISO: Beesha Caalamka oo ka hadlay doorashada Madaxweynaha DFS ee 15-May

May 13, 2022
gudaha Wararka Maanta
60 2
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

War-saxaafadeed kasoo baxay Beesha Caalamka ayaa soo dhaweeyay qabsoomida doorashada Madaxweynaha 10-aad ee JFS, oo loo madlay yahay 15-May oo ku beegan axadda, iyagoo ku booriyay geeddi-socodka doorashada Madaxweynaha.

Hoos ka Akhriso Warka kasoo baxay Beesha Caalamka.

Saaxiibada beesha caalamka* ee Soomaaliya waxay soo dhoweynayaan ku dhawaaqista guddiga qabanqaabada baarlamaanka ee ah in doorashada Madaxweynaha ay dhici doonto maalinta Axadda ee 15ka bisha May 2022. Waxaa na dhiirigelinaya horumarka wanaagsan ee laga gaaray diiwaangelinta musharrixiinta u taagan xilka madaxweynaha iyo u diyaargarowga kale ee loogu jiro inaan laga dib dhicin waqtiga kama dambeysta ah ee doorashada.

Ma jirto wax marmarsiinyo ah oo sabab u noqon karta dib u dhac kale oo dheeraad ah. Iyadoo labada Aqal ee Baarlamaankaba la dhaariyay oo si buuxda u shaqeynayaan, arrin kasta oo doorasho oo taagan waa in ay xalliyaan madaxda baarlamaanka ee sida saxda ah loo doortay.

Waxaan ku boorinaynaa madaxda Soomaaliya inay si degdeg ah, nabdoon oo kalsooni ku dheehan tahay ku soo gabagabeeyaan marxaladdan kama dambeysta ah ee geeddi-socodka doorashada si loogu soo jeesto arrimaha dalka iyo dowlad-dhisidda ee mudnaanta leh.

*Hawlgalka Kalaguurka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Belgium, Canada, Denmark, Masar, Itoobiya, Midowga Yurub (EU), Finland, Jarmalka, Urur-Goboleedka (IGAD), Ireland, Talyaaniga, Japan, Kenya, Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Ururka Jaamacadda Carabta (LAS), Holand, Norway, Ururka Iskaashiga Dalalka Islaamka (OIC), Qadar, Ruushka, Suudaan, Iswiidhan, Iswisarland, Turkiga, Uganda, Isutagga Imaaraadka Carabta, Boqortooyada Midowday ee Britain, Dowladda Maraykanka and Qaramada Midoobay.



Xigasho: Puntland Times

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Maanta

Nabadgalyada Laascaanood cidna kusii dayn mayno

February 3, 2023
Wararka Maanta

“Dhamaadka sannadkan waxaa la dhamaystirayaa xidhiidhka diblomaasi ee aan la leenahay ee Sudan”

February 3, 2023
Wararka Maanta

Khamiis, Feb 2 , 2023-Soomaaliya oo kaalinta koowaad ka gashay waddamada ugu musuq maasuqa badan sanadkii 2022

February 2, 2023
Wararka Maanta

Khamiis, Feb 2 , 2023-Isimada shirku Laascaanood uga socdo oo ka hadlay dhexdhexaadinta madaxweynaha Jabuuti

February 2, 2023
Wararka Maanta

Iran oo ku eedaysay Israa’iil weerar lagu qaaday dalkeeda, kuna hanjabtay inay ka falcelinayso

February 2, 2023
Wararka Maanta

Minister of Environment and Climate Change of Somalia Khadija Mohamed Almakhzoumi to visit Finland

February 2, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Mareykanka iyo Galmudug oo ka wadahadlay ‘xoojinta dagaalka ka dhanka ah Al-shahaab’

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Dagaalyahano ka soo goostay Al-shabaab oo isku dhiibay ciidanka DF ee Xarardheere (Sawirro)

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • 4 Askari oo saaka lagu toogtay Muqdisho – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Arrintii shalay dhacday oo muujisay isbeddelka mabda’ ee Xasan Sheekh iyo kooxdiisa

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Daawo: Al-Shabaab oo la shaaciyey inay gaajo ugu dhimanayaan HirShabeelle

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Nabadgalyada Laascaanood cidna kusii dayn mayno

February 3, 2023

“Dhamaadka sannadkan waxaa la dhamaystirayaa xidhiidhka diblomaasi ee aan la leenahay ee Sudan”

February 3, 2023

Man United Oo Shaacisay Lambarka Uu Xidhan Doono Saxiixeeda Cusub Ee Marcel Sabitzer

February 3, 2023

Madaxweyne Deni oo kormeeray Taliska Guud Ciidamada illaalada Xeebaha Puntland.

February 2, 2023

Khamiis, Feb 2 , 2023-Soomaaliya oo kaalinta koowaad ka gashay waddamada ugu musuq maasuqa badan sanadkii 2022

February 2, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Liverpool Oo War Fiican Ka Heshay Tababarka Ka Hor Kulanka Wolves.

February 2, 2023

Geele oo Soomaalida u magcaabay Isim

February 2, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Khamiis, Feb 2 , 2023-Isimada shirku Laascaanood uga socdo oo ka hadlay dhexdhexaadinta madaxweynaha Jabuuti

February 2, 2023

Iran oo ku eedaysay Israa’iil weerar lagu qaaday dalkeeda, kuna hanjabtay inay ka falcelinayso

February 2, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.