Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Maanta

Al Shabaab Oo Madaafiic Ku weeraray Deegaanka Biyo Cadde

May 12, 2022
gudaha Wararka Maanta
61 1
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

May 12 (Jowhar.com)- Wararka ka imanaya deegaanka Biyo Cadde oo ka tirsan gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in madaafiic lagu weeraray caawa saldhig ay ciidamada ATMIS ku leeyihiin deegaankaas iyo xaafado ka tirsan Biyo Cadde ay sababeen qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Madaafiic xoog leh oo lagu duqeeyay magaalada Biyo Cadde caawa xilli ay dadka jiifeen guryahooda, ayaa sababay dhimashada haweeney umul ahayd iyo ilmo yar oo ay dhashay,sidoo kale waxaa ay wararka sheegayaan in shan ruux oo rayid ah ay ku dhaawacmeen madaafiicdan.

Ciidamada ATMIS iyo kuwa dowlada ayaa madaafiic ugu jawaabay weerarka lagu soo qaaday hase yeeshee lama oga khasaaraha soo gaaray ciidamada dowlada iyo weliba dagaalamayaasha Alshabaab oo weerarkan soo qaaday.

Dagaalamayaasha Alshabaab ayaa kordhiyay weerarada ay ka geysanayaan gobolka Sh/dhexe iyadoo toddobaadkii hore weerar ay ku qaadeen saldhig ciidamada ATMIS ku lahaayeen deegaanka Ceel Baraf uu ka dhashay qasaare xoog leh.

Xigasho: Jowhar

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Maanta

Khamiis, Mar 30, 2023-Horjooge ka tirsan kooxda Al-shabaab oo isku soo dhiibay ciidanka dowladda Soomaaliya

April 1, 2023
Wararka Maanta

Xasan Sheekh oo Galmudug ku wajahan iyo qorshaha safarka oo la shaaciyey

April 1, 2023
Wararka Maanta

Waxaanu noqon doonaa dalka ugu danbeeya ee Somaliland aqoonsada

April 1, 2023
Wararka Maanta

Jimco, Mar 31, 2023-Baarlamaanka Turkiga oo ansixiyay xubinimada Finland ee NATO

April 1, 2023
Wararka Maanta

Jimco, Mar 31, 2023-Haweenay geeriyootay kadib markii uu qaaday Dooxa Hargaysa

April 1, 2023
Wararka Maanta

Jimco, Mar 31, 2023-Maraykanka oo walaac ka muujiyay colaada Laascaanood iyo dib u dhaca doorashooyinka Somaliland

April 1, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Dagaalo mar kale saaka ka dhacay duleedka Laascaanood & Wararkii u dambeeyey

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • DAAWO Fadeexad Culus Fadaro Family oo Dharka Dhigtay Muuqaal Galmo ah iska Soo Duubeen Daawo

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Somaliland oo iska fogeysay faddeexad ka dhalatay mashruucii Imaaraadka ee Berbera

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Bangiga Adduunka oo war farxad leh kasoo saaray deyn cafinta Soomaaliya

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Kenya police, crowds clash in third wave of price rise protests

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Khamiis, Mar 30, 2023-Horjooge ka tirsan kooxda Al-shabaab oo isku soo dhiibay ciidanka dowladda Soomaaliya

April 1, 2023

Reds Oo Halis Ugu Jirta In Ay Dhigto Rikoodh Xun Oo Ay Ugu Dambaysay 14 Sano.

April 1, 2023

Xasan Sheekh oo Galmudug ku wajahan iyo qorshaha safarka oo la shaaciyey

April 1, 2023

Waxaanu noqon doonaa dalka ugu danbeeya ee Somaliland aqoonsada

April 1, 2023

Blues Oo Doonaysa In Ay Sii Wataan Guulaha Xidhiidhka Ah.

April 1, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Jimco, Mar 31, 2023-Baarlamaanka Turkiga oo ansixiyay xubinimada Finland ee NATO

April 1, 2023

Gunners Oo Rikoodh Fiican Ku Leh Leeds.

April 1, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Jimco, Mar 31, 2023-Haweenay geeriyootay kadib markii uu qaaday Dooxa Hargaysa

April 1, 2023

C/QAADIR NUUNE “Aragtideyda, FSAN ahaan waxaan u baahanahay in na lala xisaabtamo, waana waajib saaran ururada”

April 1, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.