Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Maanta

Arbaco, May 17, 2023-Puntland oo amartay in lasoo xiro wasiirkii hore ee maaliyadda iyo saddex kale oo ku eedeysan weerarkii Garowe ka dhacay

May 17, 2023
gudaha Wararka Maanta
58 4
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram
Arbaco, May, 17, 2023 (HOL) – Puntland ayaa soo saartay waaran lagusoo xirayo afar kamid ah siyaasiyiinta Puntland oo lagu eedeeyay inay ka danbeeyeen weerarkii habeen hore lagu dilay askar katirsan ciidanka Puntland.Xubnaha waaranka loosoo jaray waxay kala yihiin, wasiirkii hore ee maaliyadda Puntland, Xasan shire Abgaal, Khadar Cabdiraxmaan Faroole, ergayga madaxweyne Xasan Sheikh u qaabilsan arrimaha dhaqaalaha,  siyaasi Maxamuud Shiddo iyo Maxamed Jaamac Faarax (Laysar).

Xeer ilaaliyaha guud ee Puntland, Axmed Taaraan ayaa sheegay baaris la sameeyay kaddib in lagu ogaaday raggan inay ka dambeeyeen weerarka lagu qaaday ciidamada ilaalinayay sanaadiiqda doorashada, weerarkaas oo dhaliyay dhimashada labo askari oo katirsan ciidanka booliiska.

Xeer ilaaiyuhu wuxuu sheegay in ciidamada booliiska lagu amray inay soo qabtaan afarta eedeysane ee loo haysto dambigaan. Wuxuuna sheegay in lasoo taagidoono maxkamad.

Go’aanka kasoo baxay xeer ilaaliyaha guud ee Puntland, ayaa yimid, iyadoo dhawaan taliyaha ciidanka Booliiska uu sheegay in ay weerari doonaan cid kaste oo iskudayda inay carqaladeeyaan amniga doorashada.



Xigasho: Hiiraan

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Maanta

Al-Shabab militants abduct medical aid workers in Hiiraan region

June 7, 2023
Wararka Maanta

20 Al-shabaab ah oo lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

June 7, 2023
Wararka Maanta

Ugandan soldiers survive six days hiding from Al-Shabab, says military

June 7, 2023
Wararka Maanta

Kooxaha Sacuudiga oo soo bandhigay 10 ciyaaryahan oo kusoo wajahan horyaalka Saudi Pro League

June 7, 2023
Wararka Maanta

Warbixin:- USA oo ka hadashay Qaladkii ugu waynaa ee uu galay Farmaajo xilligii doorashada. – Puntland Times

June 7, 2023
Wararka Maanta

Kenyan police tear-gas protest over proposed tax hikes

June 7, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Police probe ‘strange’ ransom demand in Ciku Muiruri’s abduction case

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Degdeg:- Gedo oo yeelatay Gudoomiye cusub iyo Gudoomiyahaas oo loo diiday in uu usafro Gobolka. – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Al-Shabab militants abduct medical aid workers in Hiiraan region

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Former police commander narrowly escapes suspected Al-Shabaab assassination attempt in Mogadishu

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Shir u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada oo Muqdisho ka furmay (Sawirro)

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Messi, Modric & 13 Xiddig Oo Waaweyn Oo Ronaldo & Benzema Kula Biiri Kara Horyaalka Sucuudiga.

June 7, 2023

Madaxweynaha Jubbaland oo xariga ka jaray Waddooyin Laami ah oo laga dhisay Kismaayo (Sawirro)

June 7, 2023

Al-Shabab militants abduct medical aid workers in Hiiraan region

June 7, 2023

20 Al-shabaab ah oo lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

June 7, 2023

Wasiirka Warfaafinta oo sheegay in 20 ka mid ahaa Shabaab lagu dilay Shabeellada hoose

June 7, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Xoghayaha Dibada ee Maraykanka oo safar ku tagay Sacuudiga xili xiriirka labada dal uu sii xumaanayo

June 7, 2023

Shaxda Riyada Carlo Ancelotti Ee Real Madrid, Kane Oo Badalay Benzema.

June 7, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Maxamed bin Salmaan oo kulan si weyn looga war sugayay la yeeshay Antony Blinken

June 7, 2023

Ugandan soldiers survive six days hiding from Al-Shabab, says military

June 7, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.