Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Maanta

Arbaco, May 17, 2023-Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlay Iskaashiga dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab

May 17, 2023
gudaha Wararka Maanta
57 5
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram
Arbaco, May, 17, 2023 (HOL) – Wasiiradda Gaashaandhigga dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya oo Maanta kulan ku yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ka wada hadlay iskaashiga dagaalka ka dhanka kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta gudaha dalka Soomaaliya iyo qeybo ka mid ah dalka Kenya.Wasirka Wasaaradda Gaashaandhgga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa dhigiisa dalka Kenya Aadan Barre Ducaale kala hadlay sidii dowladda Kenya uga caawin laheyd ciidanka Soomaaliya tababarada heerka sare ee ciidamada.

“Waxaan ka wada hadalnay doorka hogaamineed ee CXDS ee Howlgaladda socda iyo in ay naga caawin doonaan tababaradda heerka sare ee CXDS” ayuu yiri wasiirka gaashaandhigga XFS.

Wasiir Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa dhiggiisa dalka Kenya Aadan Barre Ducaale uga mahad celiyay doorka dowladda Kenya ku leedahay la dagaallanka Ururka Al-shabaab.

Gabagabadii dowladda Kenya ayaa ka mid ah dowladdaha ciidamadooda ay ka howlgalaan gudaha Soomaaliya ee ka mid ka ah howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS, kuwaas oo si gaar ah uga howlgala deegaanada maamulka Jubbaland.



Xigasho: Hiiraan

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Maanta

Ugandan soldiers survive six days hiding from Al-Shabab, says military

June 7, 2023
Wararka Maanta

Kooxaha Sacuudiga oo soo bandhigay 10 ciyaaryahan oo kusoo wajahan horyaalka Saudi Pro League

June 7, 2023
Wararka Maanta

Warbixin:- USA oo ka hadashay Qaladkii ugu waynaa ee uu galay Farmaajo xilligii doorashada. – Puntland Times

June 7, 2023
Wararka Maanta

Kenyan police tear-gas protest over proposed tax hikes

June 7, 2023
Wararka Maanta

Maxamed bin Salmaan iyo Blinken oo yeeshay wadahadallo la sugayay

June 7, 2023
Wararka Maanta

High-Level Country Humanitarian Forum (CHF) concludes in Kismayo

June 7, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Police probe ‘strange’ ransom demand in Ciku Muiruri’s abduction case

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Degdeg:- Gedo oo yeelatay Gudoomiye cusub iyo Gudoomiyahaas oo loo diiday in uu usafro Gobolka. – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Former police commander narrowly escapes suspected Al-Shabaab assassination attempt in Mogadishu

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukuntay 36 qof oo ajnabi ah

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Dowlada Somalia oo amar cusub ku soo rogtay shirkaddo gaar ah (War-Saxaafadeed)

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Shaxda Riyada Carlo Ancelotti Ee Real Madrid, Kane Oo Badalay Benzema.

June 7, 2023

Maxamed bin Salmaan oo kulan si weyn looga war sugayay la yeeshay Antony Blinken

June 7, 2023

Ugandan soldiers survive six days hiding from Al-Shabab, says military

June 7, 2023

Kooxaha Sacuudiga oo soo bandhigay 10 ciyaaryahan oo kusoo wajahan horyaalka Saudi Pro League

June 7, 2023

Wasiirka Arrimaha Dibedda oo kulan la qaatay Wakiilka UN-ta ee Arrimaha Carruurta

June 7, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Warbixin:- USA oo ka hadashay Qaladkii ugu waynaa ee uu galay Farmaajo xilligii doorashada. – Puntland Times

June 7, 2023

Weerar Cir iyo dhul ah oo saakay lagu qaaday deegaan Al Shabaab isku aruursanayeen

June 7, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Kenyan police tear-gas protest over proposed tax hikes

June 7, 2023

Maxamed bin Salmaan iyo Blinken oo yeeshay wadahadallo la sugayay

June 7, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.