Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Maanta

Arrinta Laascaanood waa arrin Somaliland guddaheeda ah

March 15, 2023
gudaha Wararka Maanta
57 5
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram
Talaado, Maarso, 14, 2023 (HOL) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in colaada Laascaanood ay tahay shacab reer Somaliland ah oo xukuumadoodii wax ka tabanaya, isla markaana cidii gacan ka gaysanaysa nabadaynteeda laga rabo in ay sida ku shaqeeyso.Madaxweynaha ayaa sheegay in ka xukuumad ahaan ay mudnaanta siinayaan xal u helista colaada Laascaanood, isaga oo sheegay in ay ahayd xasarad aan la filanayn oo nasiib daro ah.

“Sannadkan mudnaantayo waxay saarantahay dhibaatada ka jirta gobolka Sool oo ah dhibaato aynaan filayn, nasiib darana ah, in aynu u xalino si nabada, dowlad ahaan marwalba waxaanu ku dhawaaqaynay xabad joojin iyo in ay ciidamadu is xakameeyaan” ayuu yidhi madaxweyne Biixi.

Waxa uu sheegay in arrinta Laascaanood tahay arrin Somaliland gudaheeda ah “Xalka sidaanu u aragnaa waxa weeyi arrintani waa arrin Somaliland gudaheeda ah, waa dad muwaadiniin Somaliland ah oo wax ka tirsanaya dowlada, waxay u baahanyihiin in loo fadhiisto oo la dhagaysto dowlad ahaana diyaar ayaanu u nahay”.

Madaxweynuhu waxa uu sheegay in ay soo dhawaynayaan cidkasta oo gacan ka gaysanaysa nabadaynta Laascaanood, laakiin cida xalka galaysa ay noqoto cid aaminsan in ay tahay arrin Somaliland dhexdeeda ah, wuxuuna u digay Puntland oo uu sheegay in ay faraha kula jirto Sool.

Waxa uu sheegay in qaarada Afrika ay ku dhisantahay xadadkii uu isticmaarku sameeyay isla markaana anay jirin cid badali karta xuduudihii isticmaarku dhigay, hadii la taabtana ay Afrika oo dhani qalalaase gali doonto.

Madaxweynu waxa uu sheegay in xaalada Laascaanood nabad lagu soo dabaali doono, isaga oo rajo fiican ka muujiyay in laga heshiiyo, dhinaca kale Garaadada ku sugan Laascaanood ayaa wali ku baaqaya in ciidamada Somaliland ka baxaan deegaanadaas.

Abdilahi Geel-maal, Hiiraan Online
[email protected]



Xigasho: Hiiraan

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Maanta

Haweeney weerartay Dugsi ku yaal Maraykanka oo ku dishey Lix ruux oo ay carruur ku jirto

March 27, 2023
Wararka Maanta

Isniin, Mar 27, 2023-Ciidamada Fedaralka ee Itoobiya oo rasaas ku furay dad shacab ahaa oo isu soobax ka samaynayay dowlad degaanka Soomaalida

March 27, 2023
Wararka Maanta

Qubanaha VOA, Mar 27, 2023.

March 27, 2023
Wararka Maanta

Gaadiidka Guurguura ee Caafimaadka Haweenka oo lagu wareejiyay Wasaarada Caafimaadka

March 27, 2023
Wararka Maanta

Isniin, Mar 27, 2023-Dowladda oo soo bandhigtay xubin ka tirsan Al-shabaab oo isku soo dhiibay

March 27, 2023
Wararka Maanta

Wasiirka difaaca oo ka jawaabay eedeyntii Sanbaloolshe ee dagaalka (Dhageyso)

March 27, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Axad, Mar 26, 2023-Somaliland oo sheegtay in ay Laascaanood ku qaadayso dagaal

    76 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Ciidanka Dowladda oo Howlgallo Ka Bilaabay Shabeellaha Dhexe

    75 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Wararkii ugu dambeeyay ee Qaraxyo Daacish la beegsatay Al-Shabaab – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Faysal Cali Waraabe oo caddeeyey mowqifkiisa qorshaha cusub ee dagaalka Laascaanood

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Mudug region leads in voter registration for Puntland’s historic elections

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

DF oo ka hadashay halka uu marayo qorshaha wejiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab

March 27, 2023

Haweeney weerartay Dugsi ku yaal Maraykanka oo ku dishey Lix ruux oo ay carruur ku jirto

March 27, 2023

Isniin, Mar 27, 2023-Ciidamada Fedaralka ee Itoobiya oo rasaas ku furay dad shacab ahaa oo isu soobax ka samaynayay dowlad degaanka Soomaalida

March 27, 2023

Qubanaha VOA, Mar 27, 2023.

March 27, 2023

Saraakiil Mareykan ah oo gaaray degmada Maxaas & Xog ku aadan ujeedkooda (Sawirro)

March 27, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Gaadiidka Guurguura ee Caafimaadka Haweenka oo lagu wareejiyay Wasaarada Caafimaadka

March 27, 2023

Isniin, Mar 27, 2023-Dowladda oo soo bandhigtay xubin ka tirsan Al-shabaab oo isku soo dhiibay

March 27, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Man United Oo Loo Sheegay In Ay Iska Iloobaan Saxiixa Frenkie de Jong, Sabab

March 27, 2023

Wasiirka difaaca oo ka jawaabay eedeyntii Sanbaloolshe ee dagaalka (Dhageyso)

March 27, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.