Melbourne —
Soomaalida degan Melbourne Australia oo markii ugu horeysay astaantooda qaran iyo hindisahooda lagu daray darbi ay ku dhegsanyihiin astaamaha jaaliyadaha degan dalka Australia.
Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxaa magaalada Melbourne kasoo diray wariyah VOA-da, Ibrahim Cumar Baafo.
Xigasho: VOA Somali