Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Maanta

ATMIS oo sheegtay in la duqeeyay Shabaabkii soo weeraray Buulamareer. – Puntland Times

May 26, 2023
gudaha Wararka Maanta
59 3
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Taliska Ciidamka Midawga Africa ee ATMIS ayaa galabta Bayaan kasoo saaray weerar qaraxyo iyo dagaalo isugu jiray oo saakay Alshabaab ay kula jarmaadeen Saldhig ay Ciidanka Yugaandha deganaayeen oo ku yaal Gobolka Shabeelaha Hoose.

Bayaanka ATMIS ayaa ugu horayn lagu qiray jiritaanka weerarka saakay helay ciidankooda deganaa Buulamareer.

“Saaka abaarihii 5ta subaxnimo ayaa Saldhiga Ciidanka ATMIS ee Buulo mareer oo dhinaca koonfur Galbeed kaxiga 120km magaalada Muqdisho kana tirsan Gobolka Shabeelada Hoose ay soo weerareen maleeshiyaadka AL-Shabaab iyagoo Adeeg sanayo baabur Qarax laga soo buuxiyey iyo ismiidaamin” ayaa kagu yiri Bayaanka.

ATMIS ayaa sheegtay intii uu dagaalku socday in ay garab ka heleen diyaaradaha wax duqeeya kuwaas oo burburiyay hubkii iyo gaadiidkii ay wateen Alshabaab sida lagu sheegay Bayaanka.

“Dagaalka udhaxeeya argagixisada iyo Ciidanka ATMIS waxaa xigey iney Soo xoojiyeen waaxda Ciidamada Cirka ee ATMIS iyo saaxiibadooda kuwaas oo Burburiyey dhamaan hubkii ay wateen maleeshiyada Al-Shabaab” sidaas ayaa lagu qoray bayaanka ATMIS soo saartay.

Inkastoo Bayaanka aan lagu xusin Khasaaraha soo gaaray ciidankooda hadana gabagabadiisa waxaa lagu cadeeyay in xaaladu caadi tahay ATMIS-na ay degan tahay goobaheedi hore.

“Hawlgalka ATMIS waxuu ucadeynayaa dhamaan bulshada iyo hayadaha kale ee wadanka jooga in xaalada ladajiyey hawlahana ay caadigii ku soo laabteen”

Bayaanka ATMIS ay soo saartay ayaa yimid Xilli Alshabaab galabta ay soo bandhigeen sawiro Maydadka Askar xiran calanka Uganda iyo Maxaabiis ay qafaalanayaan kuwaas oo ay ku sheegeen in ay yihiin cadeynta khasaaraha ka dhashay weerarkii saakay ee Buulamareer.

Shabaab waxay sheegeen in weerarkaas ay ku dileen 137 Askari oo udhalatay dalka Uganda kuwo kalena iyagoo nool ay qafaasheen, lamase xaqiijin karo sheegashadooda iyo sax ahaanshiyaha sawirada ay soo bandhigeen.

Halkaan hoose ka akhriso Bayaanka oo Afsomali ah

 

Halkaan hoose ka akhriso Bayaanka oo Af English ah

 

Puntlandtimes

Xigasho: Puntland Times

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Maanta

Police reservist killed as al-Shabaab militants attack communication mast in Wajir

June 7, 2023
Wararka Maanta

Brazil oo weli bartilmaameedsanaysa tababare Ancelotti 

June 7, 2023
Wararka Maanta

Al-Shabab militants abduct medical aid workers in Hiiraan region

June 7, 2023
Wararka Maanta

20 Al-shabaab ah oo lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

June 7, 2023
Wararka Maanta

Ugandan soldiers survive six days hiding from Al-Shabab, says military

June 7, 2023
Wararka Maanta

Kooxaha Sacuudiga oo soo bandhigay 10 ciyaaryahan oo kusoo wajahan horyaalka Saudi Pro League

June 7, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Police probe ‘strange’ ransom demand in Ciku Muiruri’s abduction case

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Degdeg:- Gedo oo yeelatay Gudoomiye cusub iyo Gudoomiyahaas oo loo diiday in uu usafro Gobolka. – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Al-Shabab militants abduct medical aid workers in Hiiraan region

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Former police commander narrowly escapes suspected Al-Shabaab assassination attempt in Mogadishu

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukuntay 36 qof oo ajnabi ah

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Police reservist killed as al-Shabaab militants attack communication mast in Wajir

June 7, 2023

Brazil oo weli bartilmaameedsanaysa tababare Ancelotti 

June 7, 2023

Messi, Modric & 13 Xiddig Oo Waaweyn Oo Ronaldo & Benzema Kula Biiri Kara Horyaalka Sucuudiga.

June 7, 2023

Madaxweynaha Jubbaland oo xariga ka jaray Waddooyin Laami ah oo laga dhisay Kismaayo (Sawirro)

June 7, 2023

Al-Shabab militants abduct medical aid workers in Hiiraan region

June 7, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

20 Al-shabaab ah oo lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

June 7, 2023

Wasiirka Warfaafinta oo sheegay in 20 ka mid ahaa Shabaab lagu dilay Shabeellada hoose

June 7, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Xoghayaha Dibada ee Maraykanka oo safar ku tagay Sacuudiga xili xiriirka labada dal uu sii xumaanayo

June 7, 2023

Shaxda Riyada Carlo Ancelotti Ee Real Madrid, Kane Oo Badalay Benzema.

June 7, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.