Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Maanta

Ciidamada Galmudug oo dagaal kula wareegay deegaanka Sangooye iyo khasaaraha ka dhashay.

May 14, 2022
gudaha Wararka Maanta
59 3
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

May 14 (Jowhar.com)- Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal xooggan oo saaka duleedka magaalada Dhuusa-mareeb ku dhexmaray ciidamadda Galmudug oo garab ka helaya kuwa dowladda iyo ciidanka kooxda Ahlu-Suna, iyadoo weerarka saaka ay qaadeen ciidanka is garabsanayay.

Wararka la helayo ayaa sheegaya in kooxda Ahlu-Suna laga qabsaday deegaanka Sangooye, halkaasoo ay fariisimo iyo difaacyo ay ka qoteen ciidankii shalay laga saaray magaalada Dhuusa-Mareeb, iyadoo dagaalka saaka uu ahaa mid aad u culus oo la isu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana jira khasaare kala gaaray dhinacyada dagaalamay iyo qaar kamid ah dadkii ku safrayay halka dirirta ay ka dhacday.

Saraakiil u hadashay dhanka Galmudug waxey sheegeen iney gacanta ku dhigeen gaari Cabdi Bile ah iyo saanad ciidan oo ay isaga carareen kooxda Ahlu-Suna, iyagoo ku hanjabay iney si toos ah u aadi doonaan dhinaca deegaanka Bohol oo ah halka ugu badan ee laga soo qaado weerarada ka yimaada dhanka kooxdan bishii October ee sanadkii 2021-kii dagaalka culus looga saaray degmada Guriceel oo ay muddo kooban haysteen.

Si kastaba, Dagaalladan ayaa kusoo aadaya, iyadoo Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa ay labaduba ku suganyihiin magaalada Muqdisho, halkaas oo ay qeyb ka yihiin ololaha doorashada madaxweynaha  Soomaaliya oo dhici doonta maalinta beri ee ah 15-ka May, iyagoo ka mashquulay shaqadii loo doortay ee eheyd hoggaaminta maamulka Galmudug.

Dhinaca kalena, waxaa maanta xaalad deganaan ah laga dareemayaa magaalada Dhuusa-Mareeb, iyadoo Dhaq-dhaqaaqa dadka iyo gaadiidka uu sidoo kale yahay mid yar, waxaana magaalada weli laga dareemayaa cabsi la xiriirta in markale ay ku dagaalamaaan labada dhinac.

Xigasho: Jowhar

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Maanta

Fahad Yasiin oo warqad u diray RW Xamse “CADKAAD KU FADHIDO HANA CUNIN HANA CEEBEYNIN” – Puntland Times

June 7, 2023
Wararka Maanta

DEG DEG Dowlada Soomaaliya oo Ku Dhawaaqaday War Ka Nixiyay Ganacsatada Muqdisho

June 7, 2023
Wararka Maanta

Two police officers killed, 12 others injured in Mandera attack

June 7, 2023
Wararka Maanta

Xog ku saabsan qaraxyo saaka laga maqlay Doolow

June 7, 2023
Wararka Maanta

Uganda receives 1,800 DR Congo refugees repatriated from Kenya

June 7, 2023
Wararka Maanta

Cali Jeyte oo ka hadlay wejiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab

June 7, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Police probe ‘strange’ ransom demand in Ciku Muiruri’s abduction case

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Al-Shabab militants abduct medical aid workers in Hiiraan region

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Degdeg:- Gedo oo yeelatay Gudoomiye cusub iyo Gudoomiyahaas oo loo diiday in uu usafro Gobolka. – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Police reservist killed as al-Shabaab militants attack communication mast in Wajir

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Boosaaso waa magaaladoodii | allsanaag

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Bellingham, Benzema, Mac Allister & Saxiixyada Ilaa Haatan La Dhamaystiray Suuqa Xagaaga.

June 7, 2023

Fahad Yasiin oo warqad u diray RW Xamse “CADKAAD KU FADHIDO HANA CUNIN HANA CEEBEYNIN” – Puntland Times

June 7, 2023

DEG DEG Dowlada Soomaaliya oo Ku Dhawaaqaday War Ka Nixiyay Ganacsatada Muqdisho

June 7, 2023

Xassan Shiikh oo kulankii ugu horeeyey la qaatay Ergayga cusub ee QM (Sawirro)

June 7, 2023

Two police officers killed, 12 others injured in Mandera attack

June 7, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Xog ku saabsan qaraxyo saaka laga maqlay Doolow

June 7, 2023

Lionel Messi Oo Go’aansaday Kooxda Uu Ku Biirayo

June 7, 2023

Doorashada Tifaftiraha

(Sawirro) Axmed Madoobe oo la kulmay Taliyaha ciidamada Itoobiya ee jooga Jubbaland iyo Arrinta Gedo oo

June 7, 2023

Uganda receives 1,800 DR Congo refugees repatriated from Kenya

June 7, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.