Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Maanta

DAAWO: Maxaa laga baran karaa guusha M/weyne Xassan Sheekh, sidee ku timi iyo 10 qodob oo horyaala?

May 16, 2022
gudaha Wararka Maanta
61 1
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Muhiimaddu waxaa weeye in Xassan guushiisu aysan libinta Soomaaliyeed ahayn, isagana ay ku koobantahay. Awalba musuqmaasuq aabbaheed ayuu ahaa oo taariikh fiican Soomaaliya iyo Soomaaliba kumalahayn.

Maantana waxaaba sumcadxumadiisaas xaqiijisay hambalyada kasha iyo laabta ah ee Debretsion Gebremichael ugatimi iyo baaqa daahsoon ee kudhex duugan.

Sida aan bogag hore ku caddeeyay, shacabweynaha Soomaaliyeed awooddu isaga ayay gacanta uugujirtaa haddii uu dhaadayo oo ficil ahaanna kaga dhabeynayo. Sababta ay reer Puntland nidaamka federaaliga dalka ugu yagleeleen ayaa ahayd in aanu nin Villada Xamar isku kala ballaariyay dalka iyo dadkaba dib dambe ugu amarkutaaglayn oo kheyraadkoodana kaga saqajaamin.

Puntland Times iyo guud ahaan saxaafadda Puntland, halka ay waqtiga iyo fursadaha qaaliga ah nagaga dayacayaan kafaalladeynta qawsaarradan aan agteenna qiimaha kulahayn, waxaa kaga habboon inay kaga faalloodaan siyaabihii uu shacabweynuhu heerkiisa dowlag goboleed iskaga gaashaami lahaa wixii safaad ah ee Xassan Qoslaaye iyo xukuumaddiisa kaga iman doona muddada uu xilkaas xaaraanta ah hayo.

Shaki kumajiro inuu sidiisii dalka kheyraadkiisa xaraashi doono, waxaana arrimaha in halkan lagaga doodo mudnaanta koowaad kuleh in baarlamaannada dowlad goboleedyadu degdeg u ansixiyaan qaanuun dastuuri ah ee dowlad goboleed kasta guddoonsiinaya awood mugleh ee ay kheyraadka iyo hantiyada qaran ee xuduudaheeda dhacsan iyadu kamas’uul noqobayso oo idam la’aanna aan heer federaal cidkale heshiis lagula gali karin.

Let’s discuss and debate the issues that matter the most, instead of wasting valuable space on outlining the utterly boring and meaningless profiles of known failed political figures who are nothing but big time losers.



Xigasho: Puntland Times

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Maanta

Faahfaahin:- S/Land iyo SSC oo Madaafiic isku waydaarsaday Laascaano + Guryo gubanaya iyo dhaawacyo… – Puntland Times

June 7, 2023
Wararka Maanta

DEG DEG Puntland oo War Lama Filaan ah Kasoo Saartay Doorashada Garoowe iyo Cabsi Xoogan oo Laga Qabo in Dagaal uu

June 7, 2023
Wararka Maanta

Arbaco, Jun 7 , 2023-Shirka Wasiiradda Maaliyadda DFS iyo dowladda goboleedyada oo War murtiyeed laga soo saaray

June 7, 2023
Wararka Maanta

Dhoofka xoolaha so si xooggan uga socda dekedda Boosaaso

June 7, 2023
Wararka Maanta

Fahad Yasiin oo warqad u diray RW Xamse “CADKAAD KU FADHIDO HANA CUNIN HANA CEEBEYNIN” – Puntland Times

June 7, 2023
Wararka Maanta

DEG DEG Dowlada Soomaaliya oo Ku Dhawaaqaday War Ka Nixiyay Ganacsatada Muqdisho

June 7, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Police probe ‘strange’ ransom demand in Ciku Muiruri’s abduction case

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Al-Shabab militants abduct medical aid workers in Hiiraan region

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Xog ku saabsan qaraxyo saaka laga maqlay Doolow

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Degdeg:- Gedo oo yeelatay Gudoomiye cusub iyo Gudoomiyahaas oo loo diiday in uu usafro Gobolka. – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Police reservist killed as al-Shabaab militants attack communication mast in Wajir

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Real Madrid Oo Dhamaystiraty Saxiixa Jude Bellingham

June 7, 2023

Faahfaahin:- S/Land iyo SSC oo Madaafiic isku waydaarsaday Laascaano + Guryo gubanaya iyo dhaawacyo… – Puntland Times

June 7, 2023

DEG DEG Puntland oo War Lama Filaan ah Kasoo Saartay Doorashada Garoowe iyo Cabsi Xoogan oo Laga Qabo in Dagaal uu

June 7, 2023

Fahad Yasin oo Warqad furan u soo diray RW Xamsa (Labo Sifo waad ka bad qabtaa)

June 7, 2023

Arbaco, Jun 7 , 2023-Shirka Wasiiradda Maaliyadda DFS iyo dowladda goboleedyada oo War murtiyeed laga soo saaray

June 7, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Dhoofka xoolaha so si xooggan uga socda dekedda Boosaaso

June 7, 2023

Bellingham, Benzema, Mac Allister & Saxiixyada Ilaa Haatan La Dhamaystiray Suuqa Xagaaga.

June 7, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Fahad Yasiin oo warqad u diray RW Xamse “CADKAAD KU FADHIDO HANA CUNIN HANA CEEBEYNIN” – Puntland Times

June 7, 2023

DEG DEG Dowlada Soomaaliya oo Ku Dhawaaqaday War Ka Nixiyay Ganacsatada Muqdisho

June 7, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.