Xukuumadda Puntland ayaa tababar u soo xirtay cutubyo kamid ah Ciidanka Daraawiishta Puntland, kuwaas oo muddo tababar uga socday dugsiga tababar Ciidanka Puntland ee Gen. Careys oo ku yaalla deegaanka Godod ee gobalka Mudug.
Ciidammada oo ka howlgalaya gobalka Cayn ayaa intii uu u socday tababarku, sidoo kale maray hanaanka tirakoobka iyo diiwaangelin Ciidanka Puntland.
PUNTLAND TIMES
Xigasho: Puntland Times