Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Maanta

DAAWO: RW Rooble “Anniga iyo Farmaajo waan wada shaqeynay, dhibkuse Mulkiilaha buu ahaa”

May 19, 2022
gudaha Wararka Maanta
58 4
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Mohamed Hussein Roble oo maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada ayaa u hambalyeeyay madaxweynaha cusub Mudane Hassan Sheikh Mohamud, isagoo Shacabka Soomaaliyeed ka codsaday in ay madaxda ugu duceeyaan in uu Eebbe ku guuleeyo howsha qaran ee loo igmaday.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale u mahadceliyay madaxweynihii hore Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo oo uu sheegay in ay si wanaagsan u soo wada shaqeeyeen, isla markaana aysan jirin xumaaan shakhsi ah oo ka dhaxaysa marka laga reebo inay doorashada ku kala aragti duwanaayeen, ayna jireen dad khilaafkooda sii hurinayay.

“Madaxweyne Farmaajo wada shaqeyn fiican iyo walaaltinimo baa nasoo dhexmartay, balse bini’aadam baa la yahay oo ilko iyo carab baa dad isugu dhow, wayna is qaniinaan, waana sheegay oo dhibka Soomaaliya heysta waa mulkiilaha.”

Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Roble ayaa hadalkan ka sheegay xilli uu maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada, oo lagu ansixiyay Xeer-nidaamiyaha Sharciga Maareynta Maaliyadda, Hindise sharciyeedka kalluumeysiga iyo Siyaasadda maamulka howlaha hay’adaha samafalka islaamiga ah.



Xigasho: Puntland Times

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Maanta

Guddi loo xilsaaray khilaafka doorashada golaha deegaanka oo go’aan soo saaray

May 28, 2023
Wararka Maanta

Golaha Wadatashiga Qaran oo gaaray heshiis wax ka bedelaya nidaamka dawliga ah

May 28, 2023
Wararka Maanta

Aqriso heshiiska hanaanka doorashoyinka dalka oo faah-faahsan – Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media

May 28, 2023
Wararka Maanta

‘Qatar can play significant role in our pursuit of peace and stability’: Somali Deputy PM

May 27, 2023
Wararka Maanta

Al-Shabaab attacks African peacekeepers in Somalia, big death toll feared

May 27, 2023
Wararka Maanta

Bayern Munich oo daqiiqaddii ugu dambeysay ku guuleysatay horyaalka Jarmalka

May 27, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • QM oo war kasoo saartay weerarkii lagu qaaday xerada ATMIS ee Buulo-Mareer – Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Al Shabaab oo nolosha ku qabatay askar katirsan ciidamada ATMIS (Sawirro)

    76 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Somali Security forces conduct airstrike, killing 30 Al-Shabaab militants

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Maamulka Gobolka Banaadir oo soo saaray amar saameynaya reer Muqdisho – Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • A Beacon of Hope for Somalia’s Democratic Future

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Guddi loo xilsaaray khilaafka doorashada golaha deegaanka oo go’aan soo saaray

May 28, 2023

Golaha Wadatashiga Qaran oo gaaray heshiis wax ka bedelaya nidaamka dawliga ah

May 28, 2023

Aqriso heshiiska hanaanka doorashoyinka dalka oo faah-faahsan – Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media

May 28, 2023

Warsaxaafadeedjka Madasha Wadatashiga Qaranka | allsanaag

May 27, 2023

‘Qatar can play significant role in our pursuit of peace and stability’: Somali Deputy PM

May 27, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Al-Shabaab attacks African peacekeepers in Somalia, big death toll feared

May 27, 2023

Bayern Munich oo daqiiqaddii ugu dambeysay ku guuleysatay horyaalka Jarmalka

May 27, 2023

Doorashada Tifaftiraha

No Washburn students arrested after violence at school event, principal says

May 27, 2023

Jubbaland oo bilowday imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare

May 27, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.