Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Maanta

DAAWO: RW Rooble “Walaalow Xasanow milkiile ka ilaali dalkaan”

May 18, 2022
gudaha Wararka Maanta
61 1
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ugu baaqay Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud in uu dalka ka ilaaliyo mulkiile.

Maxamed Xuseen Rooble oo wareysi siinayay VOA, ayaa xusay in uusan jirin qof keensaday Madaxweyne Xasan Sheekh, loogana baahan yahay in uu si daacad ah ugu adeego bulshada soo dooratay.

“Madaxweyne Xasan Sheekh Milkiile dalkaan ka ilaali Soomaali aday ku doorteen nin ku keensaday majiro, go’aanka adiga iyo Ra’iisul wasaarahaaga iyo inta xukunka kula joogta kaliya ha idinku ekaado cid kale haku aaminin”



Xigasho: Puntland Times

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Maanta

MD Xasan Sheikh oo dalka geliyay Jawi siyaasadeed oo halistiisa leh. – Puntland Times

May 28, 2023
Wararka Maanta

DF oo markii ugu horreysay ku guuleysatay diyaarinta ciidan qalabeysan oo gaaraya… – Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media

May 28, 2023
Wararka Maanta

Museveni oo canaan kulul kala dul dhacay ciidamadii looga laayay weerarkii Buula-mareer

May 28, 2023
Wararka Maanta

ATMIS trains Somali forces on child protection ahead of troop withdrawal

May 28, 2023
Wararka Maanta

Al-Ittihad oo ku guuleystay horyaalka Sacuudiga, Ronaldo iyo Al-Nassr oo fara-marnaan ku dhammeystay

May 28, 2023
Wararka Maanta

Cumar Cabdirashiid oo ka horyimid heshiiskii xalay ee Golaha Wadatashiga Qaran – Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media

May 28, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • US Africa Command launches strike against al-Shabaab militants

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Somali forces capture four al-Shabab members, kill one leader

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Doorashadii ka dhacday Puntland oo dibeda soo dhigtay tuhun muddo badan jiray

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • ATMIS to withdraw 2,000 troops from Somalia

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • QM oo war kasoo saartay weerarkii lagu qaaday xerada ATMIS ee Buulo-Mareer – Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Man City Oo Jeebka Ku Shubanaysa Lacag Waali Ah Kadib Ku Guulaysiga Premier League Xilli Chelsea Iyo Liverpool Wajahayaan Khasaare Weyn.

May 28, 2023

MD Xasan Sheikh oo dalka geliyay Jawi siyaasadeed oo halistiisa leh. – Puntland Times

May 28, 2023

DF oo markii ugu horreysay ku guuleysatay diyaarinta ciidan qalabeysan oo gaaraya… – Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media

May 28, 2023

Kulan sharafeed loo sameeyay Edna Aadan oo Abaal-marin Caalami ah kusoo guuleesatay (Sawirro)

May 28, 2023

Museveni oo canaan kulul kala dul dhacay ciidamadii looga laayay weerarkii Buula-mareer

May 28, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

ATMIS trains Somali forces on child protection ahead of troop withdrawal

May 28, 2023

Al-Ittihad oo ku guuleystay horyaalka Sacuudiga, Ronaldo iyo Al-Nassr oo fara-marnaan ku dhammeystay

May 28, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Mauricio Pochettino Oo Qalinka Ku Duugay Heshiiska Uu Ugu Biirayo Chelsea, Imisa Ayuu Seexay?

May 28, 2023

Cumar Cabdirashiid oo ka horyimid heshiiskii xalay ee Golaha Wadatashiga Qaran – Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media

May 28, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.