Madaxweynaha caawa la doortay ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in Mar kale loo doorto hoggaanka JFS, isagoo ku dhawaaqay in uusan jiri doonin aargoosi siyaasadeed iyo wax la isku dabageli doono.
Xigasho: Puntland Times