Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Maanta

Degdeg:- Gedo oo yeelatay Gudoomiye cusub iyo Gudoomiyahaas oo loo diiday in uu usafro Gobolka. – Puntland Times

June 7, 2023
gudaha Wararka Maanta
61 1
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Puntlandtimes(Kismaayo) Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa magacaabay Maamul cusub oo uu yeelanayo Gobolka Gedo, xilli xiisad daran ay kajirto Gobolkaasi.

Digteerto kasoo baxda xafiiska Madaxwaynaha Jubbaland, ayaa lagu magacaabay Gudoomiyaha Cusub ee Goboljagobolka Gedo iyo afar kuxigeen, kuwaas oo nagacaabistooda lagala tashty Madaxwayne kuxigeenka maanulkaas midane Maxamuud Sayid Aadan.

Wareegtada Magacaabista ayaa u qorneed sidaan:-

Markuu arkay: Dastuurka Dowlada Jubaland, Cutubkiisa nad, Qodobka 72aad, Fargada (5aad) ee ku aadan awooda madaxweynaha, ee magacaabida xubnaha Golaha Fulinta Jubaland;

Markuu Garwaaqsaday: Muhiimada ay leedahay in maamul loo sameeyo gobolka Gedo;

Markuu Latashaday: Madaxweyne ku-xigeenada Dowlada Jubaland.

Wuxuu Madaxweynaha Dowlada Jubaland u magacaabay,

1. Cabdullahi Cabdi Jaamac —Gudoomiyaha Gobolka Gedo.

2. Cusmaan Nuux Xaaji ( Macalimu) —G/Kuxigeenka Amniga & Siyaasada.

3. Nasteex Cabdi Saalax —G/ Kuxigeenka Maaliyadda.

4. Ibrahim Madoobe Maxamed —G/Kuxigeenka Arrimaha Bulshada.

5. Maxamed Xuseen Isaaq (Qaadi) —G/Kuxigeenka Maamulka ahna Xoghayaha Gobolka.

Qaybta dambe ee wareegtada ayaa lagu sheegay in ay dhaqangalayso marka uu saxiixo madaxwayne, waana uu saxiixay.

“Magacaabistani waxay dhaqan galaysaa marka uu Madaxweynuhu sixiixo wuuna sixiixay” ayaa lagu yiri dhamaadka wareegtada.

Hadaba Magacaabistaasi kadib, garabka kale ee maamulka gobolka Gedo oo uu Hogaaminayo Axmed Buule Gareed Canjeex, ayaa qaaday talaabo lagu diidayo in Gudoomiyaha magacaaban uu gobolka tago.

Duulimaad uu ku tagi lahaa Dooloow ayaa Cabdullaahi Shimbir lagu xayiray Muqdisho kadib amar kasoo baxay Gudoomiye Canjeex oo diyaaradii qaadi lahayd ninkaan la amray in aysan kasoo qaadi karin Muqdisho.

Arintaan ayaa umuuqanaysa weji cusub oo markale ay galayso siyaasadda Gedo, lamana ogo halka uu ku dambeyn doono xaalka gobolkaasi.

Puntlandtimes

Xigasho: Puntland Times

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Maanta

Isniin, Sept 25, 2023-Dowladda Soomaaliya oo walaac ka muujisay saamaynta ka dhalan karta hakinta Midowga Yurub ee taageerada gargaarka dalka

September 25, 2023
Wararka Maanta

Digniin: “Mashiinnada caqliga macmalka leh dhowaan way naga caqli badan doonaan”

September 25, 2023
Wararka Maanta

Somaliland rejects talk of unification with Somalia after Museveni comment

September 25, 2023
Wararka Maanta

Xog la yaab leh oo laga keenay ninkii Somaliland ay u dirsatay Uganda – Allbanaadir

September 25, 2023
Wararka Maanta

Isniin, Sept 25, 2023-Millateriga Somaliland oo amar kasoo saaray colaad beeleeda Ceel Afwayn

September 25, 2023
Wararka Maanta

Isniin, Sept 25, 2023-Ciidamada ATMIS ee la qorsheeyay inay ka baxaan Soomaaliya oo la faray inay kusii sugnaadaan xeryahooda

September 25, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Somaliland government releases freelance journalist Abdimalik Oldon

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Warmurtiyeed ka soo baxay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran – Halgan

    76 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Madaxweyne Laftagareen oo Nairobi kula kulmay Joachim Waern iyo xogta waxii ay kawada hadleen

September 25, 2023

Isniin, Sept 25, 2023-Dowladda Soomaaliya oo walaac ka muujisay saamaynta ka dhalan karta hakinta Midowga Yurub ee taageerada gargaarka dalka

September 25, 2023

Digniin: “Mashiinnada caqliga macmalka leh dhowaan way naga caqli badan doonaan”

September 25, 2023

Ancelotti Oo Ka Hadlay Guuldaradii Kooxdiisa Ka Soo Gaadhay Atletico Madrid.

September 25, 2023

Buuq ka dhashay soo jeedin ku aadan Muddo kororsi loo sameeyo Madaxweyne Ruto

September 25, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Somaliland rejects talk of unification with Somalia after Museveni comment

September 25, 2023

Sol Campbell Oo Ku Digtay Xiddig Arsenal Ah Kadib Kulankii North London Derby.

September 25, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Xog la yaab leh oo laga keenay ninkii Somaliland ay u dirsatay Uganda – Allbanaadir

September 25, 2023

Axmed Madoobe oo isku Shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiirrada xubno cusubna magacaabay

September 25, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.