May 15 (Jowhar.com)-Waxaa si rasmi ah u bilowday doorashada Madaxweynaha tobnaad ee Soomaaliya iyadoo doorashadan ay isku soo sharaxeen illaa 39 musharax.
Hase ahaatee waxaa haatan socota bilowga doorashada iyadoo aad si toos ah aad ugala socon doontaan jowhar,com
Xigasho: Jowhar