Muqdisho —
Doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa kusoo aadayo xili adag maxay tahay waxyaabaha laga doonayo ee horyaalla, maxaase laga baran karaa waxqabadkii iyo khaladaadkii hore u dhacay?
Sahra Cabdi Axmed ayaa arrimahan ka waraystay Abdal Xaliim Rijaal, oo ah falanqeeye la shaqeeyo Africom, kuna sugan dalka Jarmalka.
Xigasho: VOA Somali