Allaha u naxariistee, waxaa maanta magaalada Boorame ee xarunta gobolka Awdal ku geeriyootay Fannaanaddii Aamina Cabdillaahi Xirsi.
Aamina Cabdillaahi ayaa ka mid aheyd hablihii Soomaaliyeed ee fanka ku biiray bartamihii 1960-yadii, iyadoo ahayd heesaa iyo majaajilayste labadaba.
Wariyaha VOA, Haashim Sheekh Cumar ayaa warbixintan ka soo diray Boorame.
Xigasho: VOA Somali