Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Maanta

Farmaajo, Shariif, Xasan iyo musharixiin kale oo hortegaya xildhibaanada BF

May 12, 2022
gudaha Wararka Maanta
60 2
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram



Muqdisho (Allbanaadir Media) – Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) iyo madaxweynayaashii hore ee dalka ayaa maanta hortegaya xildhibaanada labada Aqal, si ay ugu jeediyaan khudbadahooda.

Farmaajo, Shariif iyo Xasan Sheekh ayaa ka mid ah 19 musharrax oo maanta hadal-jeedintooda ka sameynaya Teendhada Afisyoone ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku sugan yihiin xildhibaanada labada gole ee baarlamaanka & guddoonkooda.

Maanta oo ah maalinta labaad ee hadal-jeedinta ayaa ku duwan shalay, marka loo eego musharixiinta hadlaya, waxaana lagu wadaa in xildhibaano badan ay xaadiraan Afisyoone.

Musharixiinta ayaa la siiyey min 15 daqiiqo waxayna ka hadli doonaan taariikhdooda, barnaamijkooda siyaasadeed iyo ballan-qaadkooda ku aadan, haddii xilka loo doorto.

Sidoo kale ammaanka ayaa aad loo adkeeyey, waxaana sugaya ciidamada howlgalka ATMIS iyo kuwa Booliska oo la geeyey banaanka hore ee xerada si ay ula socdaan dhaq-dhaqaaqa.

Sida qorshaha uu yahay maanta ayaa lasoo gabagabeyn doonaa khudbadaha musharixiinta 39-ka ah, maadaama shalay la dhageystay hadal jeeinta 20 musharrax, halka 19-ka kale ee haaray maanta ay hortegi doonaan xubnaha Golaha Shacabka iyo kuwa Aqalka Sare.

Doorashada madaxweynaha ayaa dhaceyso 15-ka bishan May, taas oo ay si weyn ugu loolami doonaan musharixiintii ugu badan abid, inta la xasuusto doorashooyinka Somalia.

Halkan hoose ka aqriso liiska:-

Source link

Xigasho: Allbanaadir Media

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Maanta

Cali Dheere waxba laga weydiin maayo ilaalinta hantida ummadda Soomaaliyeed

January 31, 2023
Wararka Maanta

Bangiyada Ruushka iyo Iran oo samaystay nidaam gaar ah oo ay lacagaha isugu diraan

January 31, 2023
Wararka Maanta

Isniin, Jan 30, 2023-Ciidamada Huwanta ah oo howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano ka tirsan gobolka Mudug

January 30, 2023
Wararka Maanta

Madaxa shabakadda TikTok oo looga yeedhay baarlamaanka Maraykanka

January 30, 2023
Wararka Maanta

Isniin, Jan 30, 2023-Somaliland oo digniin u dirtay warbaahinta ka warramaysa arrimaha Laascaanood

January 30, 2023
Wararka Maanta

CALI DHEERE oo toogtay kooxdiisa Shabaab – Fallanqeyn – Allbanaadir Media

January 30, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Russian helicopter fired upon at Mogadishu Airport

    75 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Kooxo hubeysan oo caawa weerar culus ka geystay saldhig ku yaalla Muqdisho

    77 saamiyo
    La wadaag 31 Tweet 19
  • Qarax dhimasho sababay oo ka dhacay Muqdisho

    77 saamiyo
    La wadaag 31 Tweet 19
  • Somalia says 136 Al-Shabab members killed in operation

    85 saamiyo
    La wadaag 34 Tweet 21
  • Before a secret raid on an ISIS leader’s mountain cave complex, US forces ran the mission at a special recreation of the target Area

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiye ku-xigeen KMG ah (Akhriso)

January 31, 2023

Cali Dheere waxba laga weydiin maayo ilaalinta hantida ummadda Soomaaliyeed

January 31, 2023

Bangiyada Ruushka iyo Iran oo samaystay nidaam gaar ah oo ay lacagaha isugu diraan

January 31, 2023

RASMI: Tottenham Oo Hishiis Muddo Dheer Ah Kula Soo Wareegatay Pedro Porro:

January 30, 2023

Muxuu Shiikh Aadan Madoobe kala hadlay Musharaxiinta K/Galbeed (Sawirro)

January 30, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Isniin, Jan 30, 2023-Ciidamada Huwanta ah oo howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano ka tirsan gobolka Mudug

January 30, 2023

Madaxa shabakadda TikTok oo looga yeedhay baarlamaanka Maraykanka

January 30, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Tababaraha Benfica Oo Ka Hadlay Wararka Chelsea La Xidhiidha Enzo Fernandez

January 30, 2023

Dagaal culus oo caawa ka qarxay degaano ka tirsan Galgaduud iyo Al-Shabaab oo..

January 30, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.