Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Maanta

Garoonka diyaaradaha ee Sanca oo dib loo furay lix sano ka dib

May 16, 2022
gudaha Wararka Maanta
59 3
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

CAMMAAN, JORDAN – Waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Sanca ee dalka Yemen ka duushay diyaaraddii ugu horraysay ee ganacsi ee garoonkaas isticmaasha muddo lix sannadood ah, waxaana duulimaadkaasi uu u jihaysnaa caasimadda dalka Urdun ee Cammaan. Wararka ayaa sheegaya in rakaabka diyaaraddan saaran ay ku jireen dad bukaan ah oo caafimaad u raadsanaya dalalka debedda.

Kormeerayaasha dusha kala socda xaaladda dalka Yemen ayaa sheegay in dib u furista garoonka Sanca inay tahay tallaabo weyn oo hore loogu qaaday, sidii looga midha dhalin lahaa geeddi socodka nabadeed ee socda, ee la doonayo in lagu soo afjaro colaadda dalkaas ka socotay muddada toddobada sano ah.

Dib u soo celinta duulimaadyada garoonka diyaaradaha ee Sanca oo ay gacanta ku hayaan mucaaradka Xuutiyiintu ayaa qeyb ka ah, xabad joojin ay gadhwadeen ka ahayd Qaramada Midoobay oo muddo laba bilood ah soconayey, taasoo dhaqan gashay horraantii bishii April. Garoonka ayaa la xidhay bishii August ee sannadkii 2016.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in colaadda ka socota dalka Yemen ee ay ku lugta leeyihiin xukuumadda Yemen ee taageerada ka hesha isbahaysiga Sucuudigu hoggaamiyo iyo mucaaradka Xuutiyiinta ah ee taageerada ka helaya dalka Iran, inuu sababay masiibo bini’aadinimo oo aad u daran. In ka badan 23 milyan oo Yamaniyiin ah oo ku nool dalkaas ayaa haatan u baahan gargaar bini’aadanimo.

Xigasho: VOA Somali

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Maanta

Arbaco, Jun 7 , 2023-Faahafahin Alshabaab oo weerar ismiidaamin ah ku qaaday saldhigga ciidamada Itoobiya ee Doolow

June 7, 2023
Wararka Maanta

Real Madrid oo 103 milyan oo euro kusoo iibsatay Jude Bellingham

June 7, 2023
Wararka Maanta

Faahfaahin:- S/Land iyo SSC oo Madaafiic isku waydaarsaday Laascaano + Guryo gubanaya iyo dhaawacyo… – Puntland Times

June 7, 2023
Wararka Maanta

DEG DEG Puntland oo War Lama Filaan ah Kasoo Saartay Doorashada Garoowe iyo Cabsi Xoogan oo Laga Qabo in Dagaal uu

June 7, 2023
Wararka Maanta

Arbaco, Jun 7 , 2023-Shirka Wasiiradda Maaliyadda DFS iyo dowladda goboleedyada oo War murtiyeed laga soo saaray

June 7, 2023
Wararka Maanta

Dhoofka xoolaha so si xooggan uga socda dekedda Boosaaso

June 7, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Police probe ‘strange’ ransom demand in Ciku Muiruri’s abduction case

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Al-Shabab militants abduct medical aid workers in Hiiraan region

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Xog ku saabsan qaraxyo saaka laga maqlay Doolow

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Degdeg:- Gedo oo yeelatay Gudoomiye cusub iyo Gudoomiyahaas oo loo diiday in uu usafro Gobolka. – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Police reservist killed as al-Shabaab militants attack communication mast in Wajir

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Arbaco, Jun 7 , 2023-Faahafahin Alshabaab oo weerar ismiidaamin ah ku qaaday saldhigga ciidamada Itoobiya ee Doolow

June 7, 2023

Real Madrid oo 103 milyan oo euro kusoo iibsatay Jude Bellingham

June 7, 2023

Real Madrid Oo Dhamaystiraty Saxiixa Jude Bellingham

June 7, 2023

Faahfaahin:- S/Land iyo SSC oo Madaafiic isku waydaarsaday Laascaano + Guryo gubanaya iyo dhaawacyo… – Puntland Times

June 7, 2023

DEG DEG Puntland oo War Lama Filaan ah Kasoo Saartay Doorashada Garoowe iyo Cabsi Xoogan oo Laga Qabo in Dagaal uu

June 7, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Fahad Yasin oo Warqad furan u soo diray RW Xamsa (Labo Sifo waad ka bad qabtaa)

June 7, 2023

Arbaco, Jun 7 , 2023-Shirka Wasiiradda Maaliyadda DFS iyo dowladda goboleedyada oo War murtiyeed laga soo saaray

June 7, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Dhoofka xoolaha so si xooggan uga socda dekedda Boosaaso

June 7, 2023

Bellingham, Benzema, Mac Allister & Saxiixyada Ilaa Haatan La Dhamaystiray Suuqa Xagaaga.

June 7, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.