Muqdisho:-Guddiga Doorashada Madaxwaynaha JFS oo soo gebagebeeyay Diiwaangelinta iyo Shahaado Bixinta Musharraxiinta xilka Madaxwaynaha.Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalinuu oo ah xubin ka tirsan Guddiga ayaa faah faahiyay tirada Musharraxiinta is diiwaangelisay iyo shaqada berri sida ay u dhacayso.
A/cawaale
Halgan.net
Xigasho: Halgan