Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Maanta

Guddoonka BFS oo kulan la qaatay Taliska booliska Soomaaliya & howlgalka ATMIS

May 14, 2022
gudaha Wararka Maanta
60 2
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

____________________________________________________________________________

Sabti: May 14, 2022

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ย Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa waxay maanta kulan ku saabsan amniga doorashada la yeesheen gudigga qabanqaabada doorashada madaxweynaha Soomaaliya iyo sarkiisha sare ee howlgalka ATMIS.

Shirka waxaa ka qeyb galay ku-xigeenka ergayga gaarka ah ee Midowga Africa marwo Fiona Lortan, Taliyaha Guud ee sector1 Gen. William Shume, Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo saraakiil sare oo ka tirsan howlgalka ATMIS iyo Booliska Soomaaliyeed.

Guddoomiyaha ayaa saraakiisha faray in ay ka wada shaqeeyaan sidii ay isaga kaashan lahaayeen in doorashada ay ku dhacdo si nabad ah.

Kulankaan ayaa kusoo aadaya, xili maalinta beri oo Axad ah lagu wado in xarunta teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho lagu qabto doorashada madaxtinimada dalka oo ay u taagan yihiin musharixiin dhowr ah.

ย 

ย 

Office Nairobi kenya

________________________________________________________________________________________

Xigasho: Qaranimo

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Maanta

Sabti, Mar 25, 2023-Saraakiil sar sare oo ka tirsan ciidanka dowladda Itoobiya oo Maanta gaaray magaalada Baledweyne

March 25, 2023
Wararka Maanta

Yaan la siyaasadeyn gargaarka Laascaanood

March 25, 2023
Wararka Maanta

Guddoomiyaha gobalka Mudug oo loogu hanjabay DIL, kadib qabashada Al-Shabaabkii Gaalkacyo! โ€“ Puntland Times

March 25, 2023
Wararka Maanta

๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—ฎ๐—ป ๐—น๐—ฎ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐˜† ๐—›๐—ฒ๐˜†’๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—”๐—บ๐—ป๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ค๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—š๐—ผ๐—ฏ๐—ผ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ

March 25, 2023
Wararka Maanta

Traditional elders arrive in Garowe to meet SSC elders amidst conflict in Las Anod

March 25, 2023
Wararka Maanta

Jubbaland iyo DF oo gargaar gaarsiinaya dadka ay saameeyeen fatahaadaha Baardheere

March 25, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Al Shabaab oo weerar Qaraxyo ku bilowday ku qaaday xero ay joogeen Milatariga Soomaaliya

    75 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Sideed qof oo ku dhintay fatahaad cusub oo ka dhacday Baardheere

    75 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Jimco, Mar 24, 2023-Golaha Wasiiradda Jubbaland oo ka shiray xaalada amniga iyo howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab

    75 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Taliyaha Danab oo jawaab kasoo saaray arrin la xiriirta DAGAALKA Laascaanood

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Danyarta Boosaaso oo ka cabanaya sicir-barar la kowsaday bisha Ramadan

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Sabti, Mar 25, 2023-Saraakiil sar sare oo ka tirsan ciidanka dowladda Itoobiya oo Maanta gaaray magaalada Baledweyne

March 25, 2023

Yaan la siyaasadeyn gargaarka Laascaanood

March 25, 2023

Raโ€™iisul Wasaare Xamse oo heyโ€™adaha amniga kala hadlay sugidda amniga caasimadda

March 25, 2023

โ€œLondon Waa Buluugโ€:- Mykhailo Mudryk Oo Sheegay Waxa Uu U Sheegay Oleksandr Zinchenko

March 25, 2023

Guddoomiyaha gobalka Mudug oo loogu hanjabay DIL, kadib qabashada Al-Shabaabkii Gaalkacyo! โ€“ Puntland Times

March 25, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Degaano ka tirsan gobolka Hiiraan oo ka baxay gacanta Al-shabaab & Gudoomiye Cali Jeyte oo..

March 25, 2023

๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—ฎ๐—ป ๐—น๐—ฎ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐˜† ๐—›๐—ฒ๐˜†’๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—”๐—บ๐—ป๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ค๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—š๐—ผ๐—ฏ๐—ผ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ

March 25, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Traditional elders arrive in Garowe to meet SSC elders amidst conflict in Las Anod

March 25, 2023

Jubbaland iyo DF oo gargaar gaarsiinaya dadka ay saameeyeen fatahaadaha Baardheere

March 25, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

ยฉ 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

ยฉ 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.