Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Maanta

Halkee ayuu marayaa kiiska xasaasiga ah ee loo haysto 36 qof oo ajnabi ah? – Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media

May 26, 2023
gudaha Wararka Maanta
60 2
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Muqdisho (Allbanaadir Media) – Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa mar kale u fariisatay dacwad culus oo loo heysto 36 ajaaniib ah oo ay maalmo kahor ay xeer ilaalinta guud ee qaranka ay gudbisay maxkamadda, kuwaas oo laga soo qabtay xeebaha dalka.

Ajaaniibtan oo kala dhashay dalalka Iran iyo Pakistan ayaa waxaa lagu soo eedeeyay kalluumeysi sharci darro ah iyo inay kusoo xadgubeen biyaha Soomaaliya.

Fadhigaan ayaa waxaa la horkeenay 18 eedesane, si loogu akhriyo eedooda, halka 18-kale horay maxkamaddu ugu marisay dacwadda loo soo xiray iyo eedda loo heysto.

Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa sheegay in kiiska dacwad ciqaabeeda loo haysto raggaan uu yahay lambar 469-2023, isla-markaana maanta fadhiga labaad uu yahay in 18-ka haray loo sharaxo eedeymaha loo heysto ee ka dhanka iyaga.

“Fadhiga maanta wuxuu ku saabsan yahay in maxkamaddu ay eedda u akhriso 18-ka kale ee harsan oo ka harsan eedeysanayaasha kale ee aan weli loo akhrin eeda,” ayuu yiri.

Sidoo kale waxa uu tilmaamay dacwadda loo heysto ay tahay inay soo galeeb biyaha Soomaaliya ogolaansho la’aan, weliba ruqsad ka heysan dowladda federaalka

“Eeed nuxurkeeda waxaa waayey in eedeysanayaashu ay biyaha Soomaaliya soo galeen, iyaga oo aan u heysan ruqsad, sidaasna ay uga qaateen kalluun si sharci darro ah. Waa eedda uu xafiiska xeer ilaaliyaga guud u heysto eedeysanayaasha,” ayuu sii raaciyay.

Maxkamadda ayaa sidoo kale tarjumaan gaar ah u diyaarisay ajaaniibtaan, si uu ugu tarjumo, waxayna soo xulatay Aqoonyahay Cali Xaydar oo wax kusoo bartay Iran.

“Fadhigan ayaa waxaa tarjumi doono, Insha Allah Cali Xaydar Cismaan oo ah qabiir muddo fog ku noolaa dalka Iran” ayuu mar kale yiri gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir.

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa horay u shaacisay inay iibisay kaluunka ay sida darrada ah ay ula soo baxeen ajaaniibtan oo hadda wajahaya maxkamadeyn.

The post Halkee ayuu marayaa kiiska xasaasiga ah ee loo haysto 36 qof oo ajnabi ah? appeared first on Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media.

Xigasho: Allbanaadir Media

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Maanta

Degdeg:- Diyaarado si xoogan duqeymo uga wada deegaan ay ku sugnaayeen Alshabaab. – Puntland Times

June 7, 2023
Wararka Maanta

Police reservist killed as al-Shabaab militants attack communication mast in Wajir

June 7, 2023
Wararka Maanta

Brazil oo weli bartilmaameedsanaysa tababare Ancelotti 

June 7, 2023
Wararka Maanta

Al-Shabab militants abduct medical aid workers in Hiiraan region

June 7, 2023
Wararka Maanta

20 Al-shabaab ah oo lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

June 7, 2023
Wararka Maanta

Ugandan soldiers survive six days hiding from Al-Shabab, says military

June 7, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Police probe ‘strange’ ransom demand in Ciku Muiruri’s abduction case

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Degdeg:- Gedo oo yeelatay Gudoomiye cusub iyo Gudoomiyahaas oo loo diiday in uu usafro Gobolka. – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Former police commander narrowly escapes suspected Al-Shabaab assassination attempt in Mogadishu

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Al-Shabab militants abduct medical aid workers in Hiiraan region

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Talaado, Jun 6 , 2023-Wabiga Shabelle oo markale Fatahaad cusub ka sameeyay magaalada Baledweyne

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Degdeg:- Diyaarado si xoogan duqeymo uga wada deegaan ay ku sugnaayeen Alshabaab. – Puntland Times

June 7, 2023

Xildhibaanno katirsan Galmudug oo la ganaaxay iyo Falal ay ku kaceen oo la cadeeyay (Akhriso)

June 7, 2023

Police reservist killed as al-Shabaab militants attack communication mast in Wajir

June 7, 2023

Brazil oo weli bartilmaameedsanaysa tababare Ancelotti 

June 7, 2023

Messi, Modric & 13 Xiddig Oo Waaweyn Oo Ronaldo & Benzema Kula Biiri Kara Horyaalka Sucuudiga.

June 7, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Madaxweynaha Jubbaland oo xariga ka jaray Waddooyin Laami ah oo laga dhisay Kismaayo (Sawirro)

June 7, 2023

Al-Shabab militants abduct medical aid workers in Hiiraan region

June 7, 2023

Doorashada Tifaftiraha

20 Al-shabaab ah oo lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

June 7, 2023

Wasiirka Warfaafinta oo sheegay in 20 ka mid ahaa Shabaab lagu dilay Shabeellada hoose

June 7, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.