Gobalka Mudug, gaar ahaana degmooyinka Gaalkacyo, Galdogob iyo Bursaalax Degmada Gaalkacyo oo ka mid ah goobaha la dhammeystiray tirinta codadka , waxaa soo baxaysa natiijada hordhaca ah ee ururrada ay ka heleen kuraasta Golaha
Deegaanka. Ururka dawladda ee KAAH ayaa si uu muuqata aqlabiyad ay uga dhimantahay labo cod ku hoggaaminaya degmada Gaalkacyo oo ah halka ay yaaleen codad xoogan.
Xigasho: Puntland Times