“Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta Jamhuuriyada Somaliland, waxay uga digaysa dhamaan warbaahinta noocyadeeda kala duwan, iyo wariyayaasha ka howlgala gudaha Somaliland in ay baahiyaan warar, warbixino iyo ra’yi ururin dab kusii hurin karta xaalada ka taagan Laascaanood”.
Warsaxaafadeeda ayaa lagu yidhi “Waxa waajib ku ah cidkasta oo ku dhaqan gayiga Somaliland in ay u hogaansamaan xeerarka dalka oo uu ugu horeeyo dastuurka JSL, kaasi oo waajibinaya adkaynta qaranimada iyo jiritaanka Somaliland”.
Hoos ka dheeho warsaxaafadeeda oo faah faahsan:-
Xigasho: Hiiraan