Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Maanta

Isniin, Mar 13, 2023-Dowladda Soomaaliya oo xukun dil ah ku fulisay askar katirsanaa ciidanka Booliiska

March 13, 2023
gudaha Wararka Maanta
58 4
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram
Isniin, Maarso, 13, 2023 (HOL) – Maxkamadda ciidamada qalabka sidda ee Soomaaliya, ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay labo askari oo katirsanaa ciidanka dowladda.Cabdi Shakuur Axmed Maxamuud iyo Cabdi Jamaal Cabsullaahi oo kawada tirsan ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa lagu fuliyay xukun qisaas ah sida ay maxkamaddu sheegtay.

Cabdishakuur ayaa horey u dilay Xasan Maxamed Shire oo ay Boliiska kawada tirsanaayeen. Halka
Cabdi Jamaal Cabdullaahi Xayle uu isna dilay Cabdixakiin Maxamuud Khaliif oo uu dhacayay.

Hay’adaha garsoorka dalka ayaa muddoyinkii ugu dambeeyay dadajinayay caddaaladda ku fulinta dadka ku xukuman xukunada dilka ah.

Saddex bilood ee ugu dambeeyay waxay dowladdu xukun qisaas ah ku fulisay tobaneeyo katirsan askarta dowladda iyo dagaalamayaal katirsan kooxda Alshabaab, oo dil ku xukumnaa.



Xigasho: Hiiraan

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Maanta

Haweeney weerartay Dugsi ku yaal Maraykanka oo ku dishey Lix ruux oo ay carruur ku jirto

March 27, 2023
Wararka Maanta

Isniin, Mar 27, 2023-Ciidamada Fedaralka ee Itoobiya oo rasaas ku furay dad shacab ahaa oo isu soobax ka samaynayay dowlad degaanka Soomaalida

March 27, 2023
Wararka Maanta

Qubanaha VOA, Mar 27, 2023.

March 27, 2023
Wararka Maanta

Gaadiidka Guurguura ee Caafimaadka Haweenka oo lagu wareejiyay Wasaarada Caafimaadka

March 27, 2023
Wararka Maanta

Isniin, Mar 27, 2023-Dowladda oo soo bandhigtay xubin ka tirsan Al-shabaab oo isku soo dhiibay

March 27, 2023
Wararka Maanta

Wasiirka difaaca oo ka jawaabay eedeyntii Sanbaloolshe ee dagaalka (Dhageyso)

March 27, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Axad, Mar 26, 2023-Somaliland oo sheegtay in ay Laascaanood ku qaadayso dagaal

    76 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Ciidanka Dowladda oo Howlgallo Ka Bilaabay Shabeellaha Dhexe

    75 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Wararkii ugu dambeeyay ee Qaraxyo Daacish la beegsatay Al-Shabaab – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Mudug region leads in voter registration for Puntland’s historic elections

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Faysal Cali Waraabe oo caddeeyey mowqifkiisa qorshaha cusub ee dagaalka Laascaanood

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

DF oo ka hadashay halka uu marayo qorshaha wejiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab

March 27, 2023

Haweeney weerartay Dugsi ku yaal Maraykanka oo ku dishey Lix ruux oo ay carruur ku jirto

March 27, 2023

Isniin, Mar 27, 2023-Ciidamada Fedaralka ee Itoobiya oo rasaas ku furay dad shacab ahaa oo isu soobax ka samaynayay dowlad degaanka Soomaalida

March 27, 2023

Qubanaha VOA, Mar 27, 2023.

March 27, 2023

Saraakiil Mareykan ah oo gaaray degmada Maxaas & Xog ku aadan ujeedkooda (Sawirro)

March 27, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Gaadiidka Guurguura ee Caafimaadka Haweenka oo lagu wareejiyay Wasaarada Caafimaadka

March 27, 2023

Isniin, Mar 27, 2023-Dowladda oo soo bandhigtay xubin ka tirsan Al-shabaab oo isku soo dhiibay

March 27, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Man United Oo Loo Sheegay In Ay Iska Iloobaan Saxiixa Frenkie de Jong, Sabab

March 27, 2023

Wasiirka difaaca oo ka jawaabay eedeyntii Sanbaloolshe ee dagaalka (Dhageyso)

March 27, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.