Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Maanta

Isniin, Mar 13, 2023-Howlgal lagu dilay 7 ka mid dagaalamayaasha Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Jubbada Hoose

March 13, 2023
gudaha Wararka Maanta
57 5
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

3/13/2023

Today from Hiiraan Online:

 _

Wararka Maanta- Isniin, Mar 13, 2023

Howlgal lagu dilay 7 ka mid dagaalamayaasha Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Jubbada Hoose

 

Isniin, Maarso, 13, 2023 (HOL) – Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidanka Daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa saacadahii lasoo dhaafay howlgalo qorsheysaysan ka sameeyay deegaanka Miido oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Afmadoow ee gobolka Jubbada Hoose.Ciidamada ayaa howlgalkooda ka fuliyay nawaaxiga deegaanka Miido oo qiyaas ahaan degmada Afmadoow u jirta 26 KM, waxayna halkaasi ku burburiyeen ciidamada xarumo kooxda Al-shabaab ku lahayeen.

Taliyaha Ururka 5-aad ee guutada 16-aad ee ciidanka Kumaandooska Danab Carab Dheeg Axmed ayaa warbaahinta qaranka u sheegay in holwgalkaasi ay ku dileen 7 ka mid ah dagaalamayaasha Ururka Al-shabaab oo uu ku jiro Sarkaal magaciisa uu kusoo koobay Asad, islamarkaana lagu dhaawacay 5 xubnood oo kale.

Wuxuu sidoo kale Taliyaha uu sheegay in howlgalka ay ciidamada kusoo qabsadeen hub kala ah 4 qori oo Ak47 ah iyo 1 qori BKM ah oo ay Soomaalida u taqaano Dabajeex, isagoona xusay iney sii wadi doonaan howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulka Jubbaland ayaa mudoiyinkii dambe deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose ka waday howlgalo ka dhan ah Al-shabaabka ku sugan deegaanadaasi.

Click here

3/13/2023 11:35 AM EST

Isniin, Maarso, 13, 2023 (HOL) – Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya oo uu shir guddoominaayay guddoomiye ku xigeenka koowaad Cali Shacbaan Ibraahin ayaa Maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay xubnaha guddiga madaxa banaan ee dib u eegista Dastuurka dalka.


3/13/2023 10:37 AM EST

Isniin, Maarso, 13, 2023 (HOL) – Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray shirweynaha qaran ee Waxbarashada dalka ayaa sheegay in dowladdiisa ay ka go’an tahay dib u soo nooleynta, mideynta iyo tayeynta nidaamka Waxbarashada dalka.


3/13/2023 7:43 AM EST

Isniin, Maarso, 13, 2023 (HOL) – Goob uu madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud uga qeyb galayay shirweynaha waxbarashada Soomaaliya, ayaa si kedis ah waxaa halmar uga kacay dab ka dhashay fiilooyinka korontada.


3/13/2023 3:28 AM EST

Isniin, Maarso, 13, 2023 (HOL) – Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa ku heshiiyey in ay iska kaashadaan la dagaallanka argagixisada ka dib wada hadal dhexmaray Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, C/qaadir Maxamed Nuur iyo Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Fei Shengchao.


3/13/2023 1:37 AM EST

Isniin, Maarso, 13, 2023 (HOL) – Maxkamadda ciidamada qalabka sidda ee Soomaaliya, ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay labo askari oo katirsanaa ciidanka dowladda.



Xigasho: Hiiraan

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Maanta

Haweeney weerartay Dugsi ku yaal Maraykanka oo ku dishey Lix ruux oo ay carruur ku jirto

March 27, 2023
Wararka Maanta

Isniin, Mar 27, 2023-Ciidamada Fedaralka ee Itoobiya oo rasaas ku furay dad shacab ahaa oo isu soobax ka samaynayay dowlad degaanka Soomaalida

March 27, 2023
Wararka Maanta

Qubanaha VOA, Mar 27, 2023.

March 27, 2023
Wararka Maanta

Gaadiidka Guurguura ee Caafimaadka Haweenka oo lagu wareejiyay Wasaarada Caafimaadka

March 27, 2023
Wararka Maanta

Isniin, Mar 27, 2023-Dowladda oo soo bandhigtay xubin ka tirsan Al-shabaab oo isku soo dhiibay

March 27, 2023
Wararka Maanta

Wasiirka difaaca oo ka jawaabay eedeyntii Sanbaloolshe ee dagaalka (Dhageyso)

March 27, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Axad, Mar 26, 2023-Somaliland oo sheegtay in ay Laascaanood ku qaadayso dagaal

    76 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Ciidanka Dowladda oo Howlgallo Ka Bilaabay Shabeellaha Dhexe

    75 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Wararkii ugu dambeeyay ee Qaraxyo Daacish la beegsatay Al-Shabaab – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Mudug region leads in voter registration for Puntland’s historic elections

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Faysal Cali Waraabe oo caddeeyey mowqifkiisa qorshaha cusub ee dagaalka Laascaanood

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

DF oo ka hadashay halka uu marayo qorshaha wejiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab

March 27, 2023

Haweeney weerartay Dugsi ku yaal Maraykanka oo ku dishey Lix ruux oo ay carruur ku jirto

March 27, 2023

Isniin, Mar 27, 2023-Ciidamada Fedaralka ee Itoobiya oo rasaas ku furay dad shacab ahaa oo isu soobax ka samaynayay dowlad degaanka Soomaalida

March 27, 2023

Qubanaha VOA, Mar 27, 2023.

March 27, 2023

Saraakiil Mareykan ah oo gaaray degmada Maxaas & Xog ku aadan ujeedkooda (Sawirro)

March 27, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Gaadiidka Guurguura ee Caafimaadka Haweenka oo lagu wareejiyay Wasaarada Caafimaadka

March 27, 2023

Isniin, Mar 27, 2023-Dowladda oo soo bandhigtay xubin ka tirsan Al-shabaab oo isku soo dhiibay

March 27, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Man United Oo Loo Sheegay In Ay Iska Iloobaan Saxiixa Frenkie de Jong, Sabab

March 27, 2023

Wasiirka difaaca oo ka jawaabay eedeyntii Sanbaloolshe ee dagaalka (Dhageyso)

March 27, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.