Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Maanta

Itoobiya iyo UK oo u hambalyeeyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

May 16, 2022
gudaha Wararka Maanta
60 2
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Muqdisho — 

Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa u hambalyeeyay Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay mar kale Baarlamaanka Soomaaliya u doortay madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

“Waxaan rabaa inaan u hambalyeeyo Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud oo mar kale loo doortay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Waxaan rajaynayaa inaan si dhow uga wada shaqeeynno danaha guud ee labada dal iyo kuwa gobolka”. ayuu Ra’iisul Wasaaraha ku yiri bayaan uu soo saaray.

Dhinaca kale dowladda Britain ayaa sidoo kale hambalyo soo gaarsiisay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

“Hambalyo Xasan Sheek Maxamuud, oo mar kale loo doortay madaxweynaha Soomaaliya, UK waxay rajeyneyaa inay sii waddo shaqada wada shaqeynta dhow ee ay Soomaalida uga taageereyso dhismaha xasilloonida, la dagaallanka Al-shabaab iyo taakuleynta dadka ay saameeyeen abaaraha ba’an” ayay tiri wasiirka arrimaha Africa ee UK Vicky Ford.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale loo doortay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, muddada afarta sano ah ee soo socota kadib doorasho qaadatay in ka badan 10 saac oo ka dhacday Muqdisho.

Xasan Sheekh ayaa wareeggii saddexaad ee doorashada kaga adkaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo ah madaxweynihii kursiga ku fadhiyey.

Tirada guud ee codeysay ayaa aheyd 327 cod. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa helay 214 cod, halka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu helay 110 cod. Waxaa hallaabay saddex cod.

Xigasho: VOA Somali

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Maanta

Police probe ‘strange’ ransom demand in Ciku Muiruri’s abduction case

June 6, 2023
Wararka Maanta

Somaliland oo shaacisay xilliga la qaadayo imtixaanka shahaadiga

June 6, 2023
Wararka Maanta

AKHRISO:- Gudoomiyaha Baarlamaanka S/Land oo lagu eedeeyay 4qodob oo ku saabsan xaqiiqda Dagaalka Laascaano – Puntland Times

June 6, 2023
Wararka Maanta

Joint campaign launched in Somalia to protect environment, tackle climate change

June 6, 2023
Wararka Maanta

Maxaa hakiyey kacdoonkii ka dhanka ahaa Al-Shabaab?

June 6, 2023
Wararka Maanta

MSF urges action to fight cholera at Dadaab refugee camp

June 6, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Deputy Minister of Information says 150 al Shabab militants killed in Galgadud region

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Faahfaahin:- Caruur ay dhaleen Nabadoono caan ah oo xalay Muqdisho lagu laayay. – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Dissent on ICG Statement on the Fighting at Las Anod

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukuntay 36 qof oo ajnabi ah

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Doorasho taariikhi ah oo maanta ka dhacday Moqokori

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Police probe ‘strange’ ransom demand in Ciku Muiruri’s abduction case

June 6, 2023

Somaliland oo shaacisay xilliga la qaadayo imtixaanka shahaadiga

June 6, 2023

Goorma Ayaa La Soo Saarayaa Jadwalka Prmeier League Xilli Ciyareedka 2023/2024.

June 6, 2023

AKHRISO:- Gudoomiyaha Baarlamaanka S/Land oo lagu eedeeyay 4qodob oo ku saabsan xaqiiqda Dagaalka Laascaano – Puntland Times

June 6, 2023

Wiil uu dhalay Madaxweynihii hore ee Liibiya oo qeylo dhan kas0o diray Xabsi gudihiis

June 6, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Joint campaign launched in Somalia to protect environment, tackle climate change

June 6, 2023

Maxaa hakiyey kacdoonkii ka dhanka ahaa Al-Shabaab?

June 6, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Mauricio Pochettino Oo Ku Dhaw Saxiixiisii Ugu Horeeyay Ee Chelsea & Hazard Oo Ka Caawinaya.

June 6, 2023

Xubno katirsanaa kooxaha Daacish iyo Al Shabaab oo lagu riday xukunno adag

June 6, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.