Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Maanta

Jimco, May 26, 2023-Soomaaliya, Kenya iyo Ethiopia oo Qaramada Midoobay ka helaya $2.4 bilyan

May 27, 2023
gudaha Wararka Maanta
59 3
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram
Jimco, May 26, 2023 (HOL) – Qaramada Midoobay ayaa shaacisay inay heshay lacag dhan 2.4 bilyan oo dollar si loogu maalgeliyo hawlgallada gargaarka ee ilaa 32 milyan oo qof oo ku kala nool Itoobiya, Kenya iyo Soomaaliya.Laakiin deeqahaas ayay Qaramada Midoobay sheegtay inay ka hoos mareen maalgalintii dhaqaaale ee ay raadinaysay iyada oo ka digaysay musiibo ka dhasha abaaraha ka jira dalalka bariga Afrika.

Qaramada Midoobay waxay saddexda dal u codsatay in ka badan 7 bilyan oo dollar, balse ka hor shirkii lagu ballan qaaday arbacadii Soomaaliya 25% kaliya ayaa la maalgeliyay, Itoobiya 22% iyo Kenya 21% oo keliya.

Qaramada Midoobay ayaa Geeska Afrika ku tilmaantay xuddunta xaaladaha degdegga ah ee cimilada ugu xun adduunka.

“Dhibaatooyinka abaaraha ayaa halis gelinaya nolosha iyo maciishadaha malaayiinka ah ee ku nool Geeska Afrika: Abaarta ugu dheer ee la diiwaan geliyo. Barakac baahsan ka dib sannado badan oo colaado iyo ammaan darro ah. Qiimaha cuntada oo cirka isku shareeray,” ayuu yidhi Antoni Guterres.

Sida laga soo xigtay Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO iyo UNICEF, ilaa 40,000 ayaa ku dhintay abaarihii ka dhacay Soomaaliya sannadkii hore; kala bar waxay ahaayeen caruur da’doodu ka yar tahay shan sano jir, sida uu sheegay Antoni Guterres.



Xigasho: Hiiraan

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Maanta

Police reservist killed as al-Shabaab militants attack communication mast in Wajir

June 7, 2023
Wararka Maanta

Brazil oo weli bartilmaameedsanaysa tababare Ancelotti 

June 7, 2023
Wararka Maanta

Al-Shabab militants abduct medical aid workers in Hiiraan region

June 7, 2023
Wararka Maanta

20 Al-shabaab ah oo lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

June 7, 2023
Wararka Maanta

Ugandan soldiers survive six days hiding from Al-Shabab, says military

June 7, 2023
Wararka Maanta

Kooxaha Sacuudiga oo soo bandhigay 10 ciyaaryahan oo kusoo wajahan horyaalka Saudi Pro League

June 7, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Police probe ‘strange’ ransom demand in Ciku Muiruri’s abduction case

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Degdeg:- Gedo oo yeelatay Gudoomiye cusub iyo Gudoomiyahaas oo loo diiday in uu usafro Gobolka. – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Al-Shabab militants abduct medical aid workers in Hiiraan region

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Former police commander narrowly escapes suspected Al-Shabaab assassination attempt in Mogadishu

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Ileen Marabbi weligiis waa Marabi

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Xildhibaanno katirsan Galmudug oo la ganaaxay iyo Falal ay ku kaceen oo la cadeeyay (Akhriso)

June 7, 2023

Police reservist killed as al-Shabaab militants attack communication mast in Wajir

June 7, 2023

Brazil oo weli bartilmaameedsanaysa tababare Ancelotti 

June 7, 2023

Messi, Modric & 13 Xiddig Oo Waaweyn Oo Ronaldo & Benzema Kula Biiri Kara Horyaalka Sucuudiga.

June 7, 2023

Madaxweynaha Jubbaland oo xariga ka jaray Waddooyin Laami ah oo laga dhisay Kismaayo (Sawirro)

June 7, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Al-Shabab militants abduct medical aid workers in Hiiraan region

June 7, 2023

20 Al-shabaab ah oo lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

June 7, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Wasiirka Warfaafinta oo sheegay in 20 ka mid ahaa Shabaab lagu dilay Shabeellada hoose

June 7, 2023

Xoghayaha Dibada ee Maraykanka oo safar ku tagay Sacuudiga xili xiriirka labada dal uu sii xumaanayo

June 7, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.