Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Maanta

Khamiis, May 25, 2023-Faahfaahino kasoo baxaya qarax khasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho

May 27, 2023
gudaha Wararka Maanta
59 3
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram
Khamiis, May 25, 2023 (HOL) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo saakay ka dhacay agagaarka xarunta degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho.Qaraxa miino oo ahaa nooca dhulka lagu aaso ayaa jugtiisa si weyn looga maqlay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir ayaa la sheegay in lagu aasay meel u dhaw bar koontarool oo ay ciidamada Booliisa milataari ku baaraan dadka iyo gaadiidka.

Goobjoogayaal ka ag dhawaa goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa warbaahinta gudaha u xaqiijiyay in qaraxa miino ay ku dhaawacmeen laba ruux oo shacab ah oo aysan jirin wax khasaare ah oo soo gaaray askarta ka dhaweyd goobta qaraxa uu ka dhacay.

Ciidamada amaanka ayaa qaraxa kadib howlgalo baaritaano ah ka sameeyay agagaarka halka uu qaraxa ka dhacay, hayeeshee lama soo warin cid ay usoo qabqabteen qaraxa miino ee khasaaraha kasoo gaaray dadka shacabka ah.

Amaanka magaalada Muqdisho ayaa tan iyo markii lagu wareejiyay ciidamada cusub ee lagu soo tababaray dalka Uganda wax badan iska badelay, hayeshee saacadahii lasoo dhaafay waxaa gudaha magaalada Muqdisho ka dhacay qaraxyo iyo dilal qorsheysan.



Xigasho: Hiiraan

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Maanta

Degdeg:- Diyaarado si xoogan duqeymo uga wada deegaan ay ku sugnaayeen Alshabaab. – Puntland Times

June 7, 2023
Wararka Maanta

Police reservist killed as al-Shabaab militants attack communication mast in Wajir

June 7, 2023
Wararka Maanta

Brazil oo weli bartilmaameedsanaysa tababare Ancelotti 

June 7, 2023
Wararka Maanta

Al-Shabab militants abduct medical aid workers in Hiiraan region

June 7, 2023
Wararka Maanta

20 Al-shabaab ah oo lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

June 7, 2023
Wararka Maanta

Ugandan soldiers survive six days hiding from Al-Shabab, says military

June 7, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Police probe ‘strange’ ransom demand in Ciku Muiruri’s abduction case

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Degdeg:- Gedo oo yeelatay Gudoomiye cusub iyo Gudoomiyahaas oo loo diiday in uu usafro Gobolka. – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Former police commander narrowly escapes suspected Al-Shabaab assassination attempt in Mogadishu

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Al-Shabab militants abduct medical aid workers in Hiiraan region

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Talaado, Jun 6 , 2023-Wabiga Shabelle oo markale Fatahaad cusub ka sameeyay magaalada Baledweyne

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Degdeg:- Diyaarado si xoogan duqeymo uga wada deegaan ay ku sugnaayeen Alshabaab. – Puntland Times

June 7, 2023

Xildhibaanno katirsan Galmudug oo la ganaaxay iyo Falal ay ku kaceen oo la cadeeyay (Akhriso)

June 7, 2023

Police reservist killed as al-Shabaab militants attack communication mast in Wajir

June 7, 2023

Brazil oo weli bartilmaameedsanaysa tababare Ancelotti 

June 7, 2023

Messi, Modric & 13 Xiddig Oo Waaweyn Oo Ronaldo & Benzema Kula Biiri Kara Horyaalka Sucuudiga.

June 7, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Madaxweynaha Jubbaland oo xariga ka jaray Waddooyin Laami ah oo laga dhisay Kismaayo (Sawirro)

June 7, 2023

Al-Shabab militants abduct medical aid workers in Hiiraan region

June 7, 2023

Doorashada Tifaftiraha

20 Al-shabaab ah oo lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

June 7, 2023

Wasiirka Warfaafinta oo sheegay in 20 ka mid ahaa Shabaab lagu dilay Shabeellada hoose

June 7, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.