Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Maanta

Khamiis, Sept 22, 2022-Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo kaabiga ku haaya degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan

September 22, 2022
gudaha Wararka Maanta
61 1
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram
Khamiis, September, 22, 2022 (HOL) – Wararka nagasoo gaaraya degmooyinka Maxaas iyo Buulaburte ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa dib u xoreynta deegaanka iyo ciidanka dowladda Soomaaliya ay ka kala ruqaan sadeen degmooyinka Maxaas iyo Buulaburte, islamarkaana ay ku wahajan yihiin degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan.Dad goobjoogayaal ah oo ku dhaqan deegaanada u dhaxeya Moqokori iyo Buulaburte oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ciidamo aad u fara badan ay goordhaw u dhaafeen dhinaca degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan, waxaana ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa la baxay dib u xoreynta deegaanka ay maalmahii lasoo dhaafay ka wadeen gobolka Hiiraan howlgalo xoogan oo ay kula dagaalamayaan Al-shabaab.

Qof goobjooge ah oo ku sugan degmada Moqokori oo la hadlay Shabakada HOL oo naga codsaday inaan magaciisa adeegsan sababo la xariira amaankiisa ayaa inoo sheegay in haatan Al-shabaabkii ku sugnaa deegaanka ay bilaabeen dhaqdhaqaaqyo ay uga baxayaan magaalada, maadama ciidamada is garabsanaya la sheegay in laba jiho ay kaga soo wajahan yihiin degmada Moqokori, islamarkaama cabsi badan dadka ka qabaan in lagu kor dagaalamo.

Maalmahii ugu dambeeyay waxaa sii xoogeysanayay dagaalada ka dhan ah Al-shabaab ee ka socda gobolka Hiiraan, kaasoo dagaalamayaasha Shabaab looga saarayay inta badan deegaanadii ay ka talin jireen ee gobolka Hiiraan.



Xigasho: Hiiraan

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Maanta

Isniin, Sept 25, 2023-Millateriga Somaliland oo amar kasoo saaray colaad beeleeda Ceel Afwayn

September 25, 2023
Wararka Maanta

Isniin, Sept 25, 2023-Ciidamada ATMIS ee la qorsheeyay inay ka baxaan Soomaaliya oo la faray inay kusii sugnaadaan xeryahooda

September 25, 2023
Wararka Maanta

Ra’iisulwasaare Xamse oo Khudbad u Jeediyay Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Maraykanka+Sawirro

September 25, 2023
Wararka Maanta

Axmad Madoobe oo 13 sano xukumaya Jubbaland oo Laba arrin ku eedeeyay mucaaradka – Allbanaadir Media

September 25, 2023
Wararka Maanta

From debt burden to economic resilience Somalia inches closer to being debt-free

September 25, 2023
Wararka Maanta

Somaliland oo Jawaab Ka Bixisay Hadal Kasoo Baxay Madaxweynaha Wadanka Uganda

September 25, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Somaliland government releases freelance journalist Abdimalik Oldon

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Warmurtiyeed ka soo baxay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran – Halgan

    76 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Madaxweynaha Dowladda Puntland oo kulan la qaatay Saraakiisha kala duwan oo ka tirsan Ciidanka Puntland.[Masawiro] – Halgan

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Axmed Madoobe oo isku Shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiirrada xubno cusubna magacaabay

September 25, 2023

Isniin, Sept 25, 2023-Millateriga Somaliland oo amar kasoo saaray colaad beeleeda Ceel Afwayn

September 25, 2023

Arturo Vidal Oo Weerar Ku Qaaday Erik ten Hag & Xiddiga Sababta U Ah Oo La Ogaaday.

September 25, 2023

Xubno kasoo goostay Shabaabka ka dagaallamaya gobolka Mudug oo lasoo banhigay

September 25, 2023

Isniin, Sept 25, 2023-Ciidamada ATMIS ee la qorsheeyay inay ka baxaan Soomaaliya oo la faray inay kusii sugnaadaan xeryahooda

September 25, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Ra’iisulwasaare Xamse oo Khudbad u Jeediyay Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Maraykanka+Sawirro

September 25, 2023

Taageerayaasha Chelsea Oo Caydhsaday Milkiilaha Kooxda, Sabab.

September 25, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Axmad Madoobe oo 13 sano xukumaya Jubbaland oo Laba arrin ku eedeeyay mucaaradka – Allbanaadir Media

September 25, 2023

Shir u dhaxeeya Aadan Madoobe iyo Siyaasiyiinta diidan Laftagareen oo ka socda Villa Hargeysa

September 25, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.