Tobnaan kun oo dhakhatiir ah ayaa Isniinti dalka Britain ka bilaabay shaqo joojin ku meel gaadh ah oo soconaysa muddo saddex maalmood ah. Arrinkan ayaa saameyn ku yeelan doona dadka bukaanka ah, iyada oo dhakhaatiirtuna ay ka cabanayso mushaharka ay qataan.
Xigasho: VOA Somali