Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa caawa si rasmi ah u shaaciyay inuu u sharaxan yahay xilka Madaxweynaha Soomaaliya waxaana uu codsi u diray Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo shacabka Soomaaliyeed.
M_M_Deeq
Halgan.net
Xigasho: Halgan