Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Maanta

Madaxweynaha Mareykanka oo saxiixay in boqolaal Askari la keeno Soomaaliya

May 16, 2022
gudaha Wararka Maanta
60 2
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Madaxwaynaha Maraykanka Joe Biden ayaa saxiixay amar lagu fasaxayo in boqolaal ka tirsan ciidamada Maraykanka lagu soo celiyo Soomaaliya.

Ilaa 700 oo Askari oo kamid ah Ciidanka Mareykanka ayaa horey looga saaray Soomaaliya, kaddib go’aan kasoo baxay Madaxweynihii hore Donald Trump, maalmihii ugu dambeeyay ee xukunkiisa.

“Go’aanka dib u soo celinta joogitaanka joogtada ah waxaa la gaarey si loo kordhiyo badbaadada iyo waxtarka ciidamadeena oo aan awood u siinno inay bixiyaan taageero wax ku ool ah ” sida laga so xigtay afhayeenka Golaha Amniga Qaranka Adrienne Watson.

Go’aanka kasoo baxay Madaxweyne Joe Biden ayaa imaanaya xilli ay Soomaaliya yeelatay xalay Madaxweyne cusub, oo mar kale loo doortay Xasan Sheekh Maxamuud.



Xigasho: Puntland Times

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Maanta

Somali leaders reach landmark political agreement

May 28, 2023
Wararka Maanta

Fiqi oo faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran

May 28, 2023
Wararka Maanta

CCCSharmaake “Golaha Wadatashiga Qaran ma waxa uu isku beddelay taliskii Millateriga ee hore”. – Puntland Times

May 28, 2023
Wararka Maanta

Mareykanka oo ‘duqeyn ku burburiyay’ hubkii ay Shabaab ka qaateen ATMIS – Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media

May 28, 2023
Wararka Maanta

Udgoon Siyad backs Noordin Haji,says he’s upto the task for NIS job

May 28, 2023
Wararka Maanta

Museveni oo xaqiijiyay in Al-shabaab ay dileen akar ka tirsan ciidanka Uganda

May 28, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • US Africa Command launches strike against al-Shabaab militants

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Somali forces capture four al-Shabab members, kill one leader

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • QM oo war kasoo saartay weerarkii lagu qaaday xerada ATMIS ee Buulo-Mareer – Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Safaaradda Maraykanka oo ka cabatay bahdil ay u gaysteen ciidamado Soomaaliyeed

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • SOMALILAND oo go’aan ka gaartay arrin ka dhalatay DAGAALKA Laascaanood – Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Somali leaders reach landmark political agreement

May 28, 2023

Fiqi oo faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran

May 28, 2023

Rashford, Bellingham, Lukaku, Neves, Messi, Mac Allister, Saka & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga.

May 28, 2023

CCCSharmaake “Golaha Wadatashiga Qaran ma waxa uu isku beddelay taliskii Millateriga ee hore”. – Puntland Times

May 28, 2023

Mareykanka oo ‘duqeyn ku burburiyay’ hubkii ay Shabaab ka qaateen ATMIS – Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media

May 28, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Madaxweyne Museveni oo xaqiijiyay in Al-shabaab ay dileen askar ka tirsan ciidanka Uganda

May 28, 2023

Udgoon Siyad backs Noordin Haji,says he’s upto the task for NIS job

May 28, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Museveni oo xaqiijiyay in Al-shabaab ay dileen akar ka tirsan ciidanka Uganda

May 28, 2023

Mario Balotelli Oo Ka Hadlay Final-ka Champions League Isaga Hor Iman Doonaan Labadiisii Kooxood Ee Hore.

May 28, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.