Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Maanta

Madaxweyne Xasan oo Baydhabo ka daah furay hindisaha Qaran ee Soomaaliya Cagaaran

January 18, 2023
gudaha Wararka Maanta
59 3
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Jan. 18 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee magaalada Baydhabo kaga qayb galay Munaasabadda Daah-furka Ololaha Qaran ee Soomaaliya Cagaaran wejiigiisa deegaanada Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha oo dul istaagay ahmiyadda dhirtu ay u leedahay dhulkeenna iyo khatarta ay dalka ku hayaan Nabaad guurka iyo Xaalufinta deegaanka ayaa adkeeyay in loo midoobo badbaadada dheekaanka Soomaaliyeed isaga oo faray Maamulada heer Gobol iyo heer Degmo ee Gobolka Baay in ay Shacabkaka ku dhiiri galiyaan abuuridda dhirta si uu u guuleysto Qorshaha Qaran ee Soomaaliya Cagaaran.

Related Posts

Q.Midoobe oo dowladda u sameysay balanqaad ku aadan…

Jan 18, 2023

Bankiga Dhexe oo shaaciyay xiliga lasoo daabacayo lacagta…

Jan 18, 2023

“Hadafkeennu waa Soomaaliya Cagaaran oo Barwaaqo ah, Abaaraha iyo Roob yarida nagu soo laalaabatay waa Qadar Alle balse waxaa loo aaneeyaa geedo yaraanta iyo xaalufka deegaanka. Maamulka Gobolka Baay iyo kan Degmada Baydhabo waa in ay hormuud u noqdaan Olalaha dhir beerista, Shacabkana ku dhiiri galiyaan in ay Geedo badan beeraan”.

Munaasabadda Daah-furka Hidisaha Qaran ee Soomaaliya Cagaaran ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed waxaa ka qayb galay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed, Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan, Wasiiro heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ah iyo Qaar ka mid ah Dhallinyaraha magaalada Baydhabo.

madaxweyne xasan oo baydhabo ka daah furay hindisaha qaran ee soomaaliya cagaaran madaxweyne xasan oo baydhabo ka daah furay hindisaha qaran ee soomaaliya cagaaran

Xigasho: Jowhar

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Maanta

Xasan Sheekh oo Galmudug ku wajahan iyo qorshaha safarka oo la shaaciyey

April 1, 2023
Wararka Maanta

Waxaanu noqon doonaa dalka ugu danbeeya ee Somaliland aqoonsada

April 1, 2023
Wararka Maanta

Jimco, Mar 31, 2023-Baarlamaanka Turkiga oo ansixiyay xubinimada Finland ee NATO

April 1, 2023
Wararka Maanta

Jimco, Mar 31, 2023-Haweenay geeriyootay kadib markii uu qaaday Dooxa Hargaysa

April 1, 2023
Wararka Maanta

Jimco, Mar 31, 2023-Maraykanka oo walaac ka muujiyay colaada Laascaanood iyo dib u dhaca doorashooyinka Somaliland

April 1, 2023
Wararka Maanta

Jimco, Mar 31, 2023-Bangiga Adduunka oo sheegay in Soomaaliya ay qarka u saaran tahay in ay u qalanto deyn cafinta

March 31, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Dagaalo mar kale saaka ka dhacay duleedka Laascaanood & Wararkii u dambeeyey

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • DAAWO Fadeexad Culus Fadaro Family oo Dharka Dhigtay Muuqaal Galmo ah iska Soo Duubeen Daawo

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Karmel Mall’s Basim Sabri makes his biggest move, a sign of growing immigrant prosperity

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Somaliland oo iska fogeysay faddeexad ka dhalatay mashruucii Imaaraadka ee Berbera

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Heerarka LBMA kuma filna si loo xaqiijiyo daah-furnaanta ganacsiga dahabka ee Afrika, ayay tiri SwissAid

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Xasan Sheekh oo Galmudug ku wajahan iyo qorshaha safarka oo la shaaciyey

April 1, 2023

Waxaanu noqon doonaa dalka ugu danbeeya ee Somaliland aqoonsada

April 1, 2023

Blues Oo Doonaysa In Ay Sii Wataan Guulaha Xidhiidhka Ah.

April 1, 2023

Jimco, Mar 31, 2023-Baarlamaanka Turkiga oo ansixiyay xubinimada Finland ee NATO

April 1, 2023

Gunners Oo Rikoodh Fiican Ku Leh Leeds.

April 1, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Jimco, Mar 31, 2023-Haweenay geeriyootay kadib markii uu qaaday Dooxa Hargaysa

April 1, 2023

C/QAADIR NUUNE “Aragtideyda, FSAN ahaan waxaan u baahanahay in na lala xisaabtamo, waana waajib saaran ururada”

April 1, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Ciidanka Puntland oo qabtay lacago been abuur ah iyo dadkii watay

April 1, 2023

Jimco, Mar 31, 2023-Maraykanka oo walaac ka muujiyay colaada Laascaanood iyo dib u dhaca doorashooyinka Somaliland

April 1, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.