Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Maanta

MD Xasan Sheikh oo dalka geliyay Jawi siyaasadeed oo halistiisa leh. – Puntland Times

May 28, 2023
gudaha Wararka Maanta
58 4
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Puntlandtimes(Muqdisho) Madaxwaynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Somalia mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ka hadlay, nuxurka warmurtiyeedkii xalay kasoo baxay shirkii golaha wadatashiga qaran ee dhowrka Cishe Muqdisho uga socda Madaxda Dowladda Federaalka ah iyo Dowlad goboleedyada marka laga reebo Puntland.

Xasan oo shir jaraaid qabtay isagoo ay hareera taagan yihiin Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda iyo madaxda dowlad goboleedyada ayaa faahfaahin ka bixiyay qodobadii kasoo baxay shirkaasi.

Qaybta hore shirkiisa jaraaid wuxuu ahaa faan iyo ka faaleynta wixii uqabsoonay sanadkii uu joogay isagoona carabaabay in Dowladiisu ay xoogga saartay Xorreynta Dalka, cafinta Deemaha lagu leeyahay somalia iyo la dagaalanka Argagaxisada.

Intaas kadib Waxa uu soo hadal qaaday waxyaabihii kasoo baxay shirkii madasha wadatashiga qaran, isagoo tilmaamay in dalka uu xalay ka guuray nidaam nuddo soo jiray, kaas oo badal ku sameeyay dhamaan nidaamyadii wax lagu dooran jiray.

Madaxwayne Xasan ayaa yiri:- “Dalka waa guuray wuxuu ka guuray nidaamyadii hore ee uu ku saleysnaan jiray, odayaal dad magacaaba ka nimiday 50 qof ayaa wax dooraneysa ayaan ka nimiday,” ayuu yiri.

Madaxwaynaha ayaa ku nuuxnuuxsaday in ay bilaabayaan qirshihii dalka oo dhan ay uga dhici lahayd doorasho qof iyo cod ah, waxaana tani ay noqon doontaa mid shacanka kusoo dooranayaan hogaankooda heer degmo ilaa heer Madaxwayne.

“Dowladaha hoose ee degmooyinka laga soo bilaano illaa madaxweynaha jamhuuriyadda lagu keeno muwaadinka Soomaaliga ah inuu doorto oo sanduuq cod ugu rido ayaan rabnaa” ayuu mar kale yiri Madaxwayne Xasan sheikh Maxamuud.

Madaxwaynaha ayaa sheegay in dalka ay ka abuurmi doonaan nidaanka xisbiyada badan, isagoona fariin u diray dadka Soomaaliyeed oo uu ugu baaqay inay cabsida iska daayaan, isla-markaana laga rabo inay dhaqaajiyaan taladooda.

“Shacabka Soomaaliyeed ayay u taallaa annaga waan billownay, iyagaa loo soo bandhigayaa baarlamaanadooda ayaa la horgeynayaa, bulshadooda rayidka meel walba ayaa looga hadlayaa, dadka Soomaaliyeed waxa ay rabaan ayaa soconaya,” ayuu sii yiri.

Doodo badan ayaa kasoo laabtay talaabadii xalay ay qaadeen Madaxda Golaha Wadatashiga qaran, waxaana la aaminsan yahay in tani tahay bilaawga weji siyaasadeed cusub oo uu dalku galay.

Puntlandtimes

Xigasho: Puntland Times

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Maanta

Isniin, Sept 25, 2023-Millateriga Somaliland oo amar kasoo saaray colaad beeleeda Ceel Afwayn

September 25, 2023
Wararka Maanta

Isniin, Sept 25, 2023-Ciidamada ATMIS ee la qorsheeyay inay ka baxaan Soomaaliya oo la faray inay kusii sugnaadaan xeryahooda

September 25, 2023
Wararka Maanta

Ra’iisulwasaare Xamse oo Khudbad u Jeediyay Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Maraykanka+Sawirro

September 25, 2023
Wararka Maanta

Axmad Madoobe oo 13 sano xukumaya Jubbaland oo Laba arrin ku eedeeyay mucaaradka – Allbanaadir Media

September 25, 2023
Wararka Maanta

From debt burden to economic resilience Somalia inches closer to being debt-free

September 25, 2023
Wararka Maanta

Somaliland oo Jawaab Ka Bixisay Hadal Kasoo Baxay Madaxweynaha Wadanka Uganda

September 25, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Somaliland government releases freelance journalist Abdimalik Oldon

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Warmurtiyeed ka soo baxay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran – Halgan

    76 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Madaxweynaha Dowladda Puntland oo kulan la qaatay Saraakiisha kala duwan oo ka tirsan Ciidanka Puntland.[Masawiro] – Halgan

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Axmed Madoobe oo isku Shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiirrada xubno cusubna magacaabay

September 25, 2023

Isniin, Sept 25, 2023-Millateriga Somaliland oo amar kasoo saaray colaad beeleeda Ceel Afwayn

September 25, 2023

Arturo Vidal Oo Weerar Ku Qaaday Erik ten Hag & Xiddiga Sababta U Ah Oo La Ogaaday.

September 25, 2023

Xubno kasoo goostay Shabaabka ka dagaallamaya gobolka Mudug oo lasoo banhigay

September 25, 2023

Isniin, Sept 25, 2023-Ciidamada ATMIS ee la qorsheeyay inay ka baxaan Soomaaliya oo la faray inay kusii sugnaadaan xeryahooda

September 25, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Ra’iisulwasaare Xamse oo Khudbad u Jeediyay Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Maraykanka+Sawirro

September 25, 2023

Taageerayaasha Chelsea Oo Caydhsaday Milkiilaha Kooxda, Sabab.

September 25, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Axmad Madoobe oo 13 sano xukumaya Jubbaland oo Laba arrin ku eedeeyay mucaaradka – Allbanaadir Media

September 25, 2023

Shir u dhaxeeya Aadan Madoobe iyo Siyaasiyiinta diidan Laftagareen oo ka socda Villa Hargeysa

September 25, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.