Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Maanta

MW Xassan Sheekh ”Xisbiyada badan Soomaaliya dabar ayey ku noqnee” – Puntland Times

June 6, 2023
gudaha Wararka Maanta
59 3
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya aysan awood u laheyn haatan dhismaha xisbiyo badan oo ku loollama talada dalka.

Isagoo ka hadlayay magaalada Muqdisho, ayuu sheegay Madaxweyne Xassan Sheekh in xisbiyada badan ay dabar ku noqonayaan dalka, maadama ay adag tahay in hal xisbi uu helo aqlabiyad uu kusoo dhisi karo Xukuumadda.

“Dalkaan in saddex, afar iyo shan xisbi yeesho talada dalku waa baahee, xukuumad uusan xisbina aqlabiyad heysan in inta ay noo dhisanto maalin kasta xukuumaddii waa dhacday la yiraahdo Soomaaliyada aan rabno in horey u socoto oo dabarka halaga furo leenahay bay dabar kusii xiraysaa” ayuu yiri Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud.

Maalmo kahor, Golaha Wadatashiga Qaran oo ku shiray Muqdisho ayaa isla go’aamiyay in dalku aado doorasho qof iyo cod ah, uuna yeesho labo xisbi oo kali ah, kuwaas oo ku loollama talada dalka.

Xigasho: Puntland Times

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Maanta

Isniin, Sept 25, 2023-Millateriga Somaliland oo amar kasoo saaray colaad beeleeda Ceel Afwayn

September 25, 2023
Wararka Maanta

Isniin, Sept 25, 2023-Ciidamada ATMIS ee la qorsheeyay inay ka baxaan Soomaaliya oo la faray inay kusii sugnaadaan xeryahooda

September 25, 2023
Wararka Maanta

Ra’iisulwasaare Xamse oo Khudbad u Jeediyay Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Maraykanka+Sawirro

September 25, 2023
Wararka Maanta

Axmad Madoobe oo 13 sano xukumaya Jubbaland oo Laba arrin ku eedeeyay mucaaradka – Allbanaadir Media

September 25, 2023
Wararka Maanta

From debt burden to economic resilience Somalia inches closer to being debt-free

September 25, 2023
Wararka Maanta

Somaliland oo Jawaab Ka Bixisay Hadal Kasoo Baxay Madaxweynaha Wadanka Uganda

September 25, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Somaliland government releases freelance journalist Abdimalik Oldon

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Warmurtiyeed ka soo baxay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran – Halgan

    76 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Madaxweynaha Dowladda Puntland oo kulan la qaatay Saraakiisha kala duwan oo ka tirsan Ciidanka Puntland.[Masawiro] – Halgan

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Isniin, Sept 25, 2023-Millateriga Somaliland oo amar kasoo saaray colaad beeleeda Ceel Afwayn

September 25, 2023

Arturo Vidal Oo Weerar Ku Qaaday Erik ten Hag & Xiddiga Sababta U Ah Oo La Ogaaday.

September 25, 2023

Xubno kasoo goostay Shabaabka ka dagaallamaya gobolka Mudug oo lasoo banhigay

September 25, 2023

Isniin, Sept 25, 2023-Ciidamada ATMIS ee la qorsheeyay inay ka baxaan Soomaaliya oo la faray inay kusii sugnaadaan xeryahooda

September 25, 2023

Ra’iisulwasaare Xamse oo Khudbad u Jeediyay Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Maraykanka+Sawirro

September 25, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Taageerayaasha Chelsea Oo Caydhsaday Milkiilaha Kooxda, Sabab.

September 25, 2023

Axmad Madoobe oo 13 sano xukumaya Jubbaland oo Laba arrin ku eedeeyay mucaaradka – Allbanaadir Media

September 25, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Shir u dhaxeeya Aadan Madoobe iyo Siyaasiyiinta diidan Laftagareen oo ka socda Villa Hargeysa

September 25, 2023

From debt burden to economic resilience Somalia inches closer to being debt-free

September 25, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.