Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Maanta

NISA oo dekedda iyo garoonka Muqdisho ku qabatay saanad loo waday Shabaab – Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media

May 18, 2023
gudaha Wararka Maanta
61 1
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

Muqdisho (Allbanaadir Media) – Taliska Hay’adda Nabad Sudigida Sirdoonka Qaranka ee NISA oo howlgal culus qaaday ayaa gacanta ku dhigay agab iyo saanad ciidan oo loo qaday kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo laga soo dajiyat dekedda weyn ee Muqdisho iyo garoonka diyaaradaha ee Adan Cadde.

Warsaxaafadeed kasoo baxay NISA ayaa waxaa lagu sheegay in agab ciidamada iyo saanad kale ay ku qabatay gudaha dekadda, kuwaas oo ay sheegtay in lagu soo dhex qariyay badeeco ganacsi ahaan looga soo dajiyay dekadda weyn ee magaalada Muqdisho.

“Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ayaa Dekada Muqdisho ku qabtay alaabo ay ciidamada Isticmaalaan oo ay ku jiraan Saanad ciidan kuwaas oo loo waday Khawaarijta Al-Shabaab” ayay tiri NISA.

Sirdoonka Soomaaliyaa ayaa intaasi ku dartay in uu si dhow ula socday saanaaddan ciidan, ilaa iyo waddankii laga soo qaaday iyo mudadii laga shaqaynayay in la keeno intaba

NISA ayaa sidoo kale sheegtay in ay la socotay dhaq dhaqaaqa iyo xiriirka shabakad balaaran oo kala joogtay dibada, Muqdisho iyo goballada, sida ay hadalka u dhigtay.

Waxa ay sidoo lale xustay inay ka wada shaqaynayeen, soo iibinta, soo rarista, soo dejinta dekada, si loo gaarsiiyo Al-Shabaab, ayada oo dhammaantood gacanta lagu dhigay.

“Dhammaan Shabakadii ka shaqaynaysay arrintaan oo ka kooban in ka badan 10 ayaa NISA ay ku guulaysatay inay gacanta kuwada dhigto iyadoo qofna uusan ka baxsan” ayaa mar kale lagu tiri warsaxaafadeedka NISA.

Dadkan ayaa waxaa ku jiro waxaa ku jiro ganacsato waa weyn oo ay dowladdu siisay ogolaasho ah inay wadanka keenaan waxyaabaha ay u baahanyihiin, si ay ugu ganacsadaan gudaha waddanka.

Hay’adda ayaa sidoo kale wareegtay afar baabuur oo loo diyaariyay in lagu qaado qalabkaan, si ay u geeyaan deegaanada Al-Shabaab ee ku yaalla gobollada dalka.

Dhanka kale, Hay’adda Nabad Sugidda ayaa sheegtay in agab kale oo ciidan ay ku qabatay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde oo laga sameeyay howlgal kale oo qorsheysan, kuwaas oo toos loogu keenay diyaarad.

“Dekada iyo Airport waa labo il oo dalka u muhiim ah, qabashada qalabkaan iyo alaabaha ayaa cadayn u ah shaqada adag ay haayaan Hay’adaha ammaanka wadanka iyo sida uu u xoogaysatay xogta sirdoonkeena” ayuu sii raaciyay qoraalka kasoo baxay taliska NISA.

Si kastaba, dowladda Soomaaliya ayaa horay digniin uga soo saartay la shaqeynta iyo la macaamiilka Al-Shabaab oo haatan wajaheysa dagaallo culus oo uga furan gobollada dalka.

The post NISA oo dekedda iyo garoonka Muqdisho ku qabatay saanad loo waday Shabaab appeared first on Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media.

Xigasho: Allbanaadir Media

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Maanta

Al-Shabab militants abduct medical aid workers in Hiiraan region

June 7, 2023
Wararka Maanta

20 Al-shabaab ah oo lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

June 7, 2023
Wararka Maanta

Ugandan soldiers survive six days hiding from Al-Shabab, says military

June 7, 2023
Wararka Maanta

Kooxaha Sacuudiga oo soo bandhigay 10 ciyaaryahan oo kusoo wajahan horyaalka Saudi Pro League

June 7, 2023
Wararka Maanta

Warbixin:- USA oo ka hadashay Qaladkii ugu waynaa ee uu galay Farmaajo xilligii doorashada. – Puntland Times

June 7, 2023
Wararka Maanta

Kenyan police tear-gas protest over proposed tax hikes

June 7, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Police probe ‘strange’ ransom demand in Ciku Muiruri’s abduction case

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Degdeg:- Gedo oo yeelatay Gudoomiye cusub iyo Gudoomiyahaas oo loo diiday in uu usafro Gobolka. – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Al-Shabab militants abduct medical aid workers in Hiiraan region

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Former police commander narrowly escapes suspected Al-Shabaab assassination attempt in Mogadishu

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Shir u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada oo Muqdisho ka furmay (Sawirro)

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Madaxweynaha Jubbaland oo xariga ka jaray Waddooyin Laami ah oo laga dhisay Kismaayo (Sawirro)

June 7, 2023

Al-Shabab militants abduct medical aid workers in Hiiraan region

June 7, 2023

20 Al-shabaab ah oo lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

June 7, 2023

Wasiirka Warfaafinta oo sheegay in 20 ka mid ahaa Shabaab lagu dilay Shabeellada hoose

June 7, 2023

Xoghayaha Dibada ee Maraykanka oo safar ku tagay Sacuudiga xili xiriirka labada dal uu sii xumaanayo

June 7, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Shaxda Riyada Carlo Ancelotti Ee Real Madrid, Kane Oo Badalay Benzema.

June 7, 2023

Maxamed bin Salmaan oo kulan si weyn looga war sugayay la yeeshay Antony Blinken

June 7, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Ugandan soldiers survive six days hiding from Al-Shabab, says military

June 7, 2023

Kooxaha Sacuudiga oo soo bandhigay 10 ciyaaryahan oo kusoo wajahan horyaalka Saudi Pro League

June 7, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.