Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Maanta

Ololihii ugu xooganaa oo ka socda Muqdisho iyo qiimaha lacagta ee codadka oo sare u sii kaceysa .

May 15, 2022
gudaha Wararka Maanta
61 1
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

May 15 (Jowhar.com)- Waxaa maanta lagu wadaa in teendhada Afisyooni ee ku taala xerada ciidanka cirka lagu qabto doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, iyadoo ay xilkan u tartamayaan ilaa 35 musharax.

Wararka la helayo ayaa sheegaya in diyaar garowgii u danbeeyay ee doorashada uu socdo, iyadoo goobta doorashada ay durba gaareen xubno kamid ah guddiga isku dhafka ah ee labada aqal, iyagoo warbaahinta u sheegay in doorashada aysan maanta dhaafeyn.

Amniga guud ee Muqdisho ayaa si weyn loo adkeeyay, waxaana xalay ka dhaqan galay caasimadda Bandow soconaya ilaa beri, waxaana gaadiidka iyo shacabka ka xiran wadooyinka magaalada, iyadoo wadooyinka lagu arkayo oo kaliya gaadiidka ay ciidamadda amniga isticmaalayaan.

Ololihii u danbeeyay ee doorashada ayaa haatan socda, iyadoo aan xalay laga seexan aqalada iyo xarumaha musharixiinta oo ay marba u tagayeen koox xildhibaana ah, wararka waxey intaasi ku sii darayaan in lacagaja codadka uu saaka ku waabariistay uu qiimaha gaarayo 40 ilaa 50 kun oo doolar oo la siinayo xildhibaanada, walow Farmaajo iyo Deni wali aysan qasnadohooda furin, balse daqiiqadaha soo socda ayaa la filayaa.

Si kaataba, Villa Somalia ayaa la filayaa in in xildhibaankiiba ay siiso 100 kun oo dollar, taasi oo noqon doonta lacagtii ugu badneyd ee abid lagu iibsado cod xildhibaan, waxaana adag in la helo musharax bixin kara lacag taas la mid ah

Xigasho: Jowhar

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Maanta

Somali leaders reach landmark political agreement

May 28, 2023
Wararka Maanta

Fiqi oo faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran

May 28, 2023
Wararka Maanta

CCCSharmaake “Golaha Wadatashiga Qaran ma waxa uu isku beddelay taliskii Millateriga ee hore”. – Puntland Times

May 28, 2023
Wararka Maanta

Mareykanka oo ‘duqeyn ku burburiyay’ hubkii ay Shabaab ka qaateen ATMIS – Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media

May 28, 2023
Wararka Maanta

Udgoon Siyad backs Noordin Haji,says he’s upto the task for NIS job

May 28, 2023
Wararka Maanta

Museveni oo xaqiijiyay in Al-shabaab ay dileen akar ka tirsan ciidanka Uganda

May 28, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • US Africa Command launches strike against al-Shabaab militants

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Somali forces capture four al-Shabab members, kill one leader

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • QM oo war kasoo saartay weerarkii lagu qaaday xerada ATMIS ee Buulo-Mareer – Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Safaaradda Maraykanka oo ka cabatay bahdil ay u gaysteen ciidamado Soomaaliyeed

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • SOMALILAND oo go’aan ka gaartay arrin ka dhalatay DAGAALKA Laascaanood – Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Somali leaders reach landmark political agreement

May 28, 2023

Fiqi oo faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran

May 28, 2023

Rashford, Bellingham, Lukaku, Neves, Messi, Mac Allister, Saka & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga.

May 28, 2023

CCCSharmaake “Golaha Wadatashiga Qaran ma waxa uu isku beddelay taliskii Millateriga ee hore”. – Puntland Times

May 28, 2023

Mareykanka oo ‘duqeyn ku burburiyay’ hubkii ay Shabaab ka qaateen ATMIS – Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media

May 28, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Madaxweyne Museveni oo xaqiijiyay in Al-shabaab ay dileen askar ka tirsan ciidanka Uganda

May 28, 2023

Udgoon Siyad backs Noordin Haji,says he’s upto the task for NIS job

May 28, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Museveni oo xaqiijiyay in Al-shabaab ay dileen akar ka tirsan ciidanka Uganda

May 28, 2023

Mario Balotelli Oo Ka Hadlay Final-ka Champions League Isaga Hor Iman Doonaan Labadiisii Kooxood Ee Hore.

May 28, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.