Garoowe —
Maxkamadda Sare ee maamulka Puntland ayaa amartay in lasoo xiro mas’uuliyiin xilal kala duwan hore uga soo qabtay Puntland iyo qaar hadda ka haya xillal dowladda Federalka Soomaaliya.
Siyaasiyiinta ayaa lala xiriiriyay rabshado hubeysan oo dhawaan ka dhacay Garowe.
Wariyaha VOAda Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan Garowe ka soo diray.
Xigasho: VOA Somali