Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Maanta

QM oo war kasoo saartay weerarkii lagu qaaday xerada ATMIS ee Buulo-Mareer – Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media

May 27, 2023
gudaha Wararka Maanta
61 1
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

New York (Allbanaadir Media) – War kasoo baxay Qaramada Midoobay ayaa waxaa si adag loogu cambaareeya weerarkii xoogan ee ay shalay Al-Shabaab ku qaadeen magaalada Buul-Mareer ee gobolka Shabeelaha Hoose kaas oo lagu beegsaday xarada ciidanka ATMIS.

Csaba Kőrösi oo ah guddoomiyaha golaha loo dhan yahay ee QM ayaa sheegay inay ka xun yihiin weerarkaas oo askar badan looga dilay ATMIS, gaar ahaan Uganda.

Sidoo kale waxa uu tacsi u diray ehellada, shacabka iyo dowladda Uganda oo ay kasoo jeedeen askarta ku dhintay weerarkaasi oo qaraxyo ku billowday.

Waxaa kale oo uu intaasi kusii daray in weerarkani uu muujinayo sida ay weli halis u tahay kooxda Al-Shabaab oo haatan dagaal adag kula jirta dowladda iyo howlgalka ATMIS/.

“Argagixisadu nooc kasta oo ay tahay iyo muuqaalkeeda waxay ka dhigan tahay khatar weyn oo ku wajahan nabadda iyo ammaanka caalamiga ah.” ayuu yiri Csaba Kőrös.

Dhanka kale, waxa uu hoosta ka xariiqay in loo baahan yahay in cadaaladda la horkeeno kooxihii ka dambeeyay weeraradaasi, si tallaabo adag looga qaado.

Ugu dambeyn wuxuu shaaciyay in Qaramada Midoobay ay sii wadi doonto taageerada dhinaca ammaanka ee ay siiso dowladda federaalka Soomaaliya.

Al-Shabaab ayaa sheegatay in weerarka saldhiga Buulo Mareer ay ku dileen in ka badan illaa 137 askari oo ka tirsan howl-gaka Midowga Afrika ee ATMIS, gaar ahaan kuwa Uganda oo ku sugnaa iyagu saldhiga ay weerarka ku qaadeen dagaal-yahaanada kooxda. Sheegashada kooxda si madax-banaan looma xaqiijin karo.

Si kastaba, Kooxda Al-Shabaab ayaa muddooyinkii u dambeeyay kordhisay weerarada waaberiga hore ee subaxdii ay ku sameynayso rogaal celinta, kuwaasi oo khasaare kasoo gaaro inta badan ciidanka huwanta ee howl-galada ka wada dalka.

The post QM oo war kasoo saartay weerarkii lagu qaaday xerada ATMIS ee Buulo-Mareer appeared first on Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media.

Xigasho: Allbanaadir Media

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Maanta

Police reservist killed as al-Shabaab militants attack communication mast in Wajir

June 7, 2023
Wararka Maanta

Brazil oo weli bartilmaameedsanaysa tababare Ancelotti 

June 7, 2023
Wararka Maanta

Al-Shabab militants abduct medical aid workers in Hiiraan region

June 7, 2023
Wararka Maanta

20 Al-shabaab ah oo lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

June 7, 2023
Wararka Maanta

Ugandan soldiers survive six days hiding from Al-Shabab, says military

June 7, 2023
Wararka Maanta

Kooxaha Sacuudiga oo soo bandhigay 10 ciyaaryahan oo kusoo wajahan horyaalka Saudi Pro League

June 7, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • Police probe ‘strange’ ransom demand in Ciku Muiruri’s abduction case

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Degdeg:- Gedo oo yeelatay Gudoomiye cusub iyo Gudoomiyahaas oo loo diiday in uu usafro Gobolka. – Puntland Times

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Al-Shabab militants abduct medical aid workers in Hiiraan region

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Former police commander narrowly escapes suspected Al-Shabaab assassination attempt in Mogadishu

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Xubno katirsanaa kooxaha Daacish iyo Al Shabaab oo lagu riday xukunno adag

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Xildhibaanno katirsan Galmudug oo la ganaaxay iyo Falal ay ku kaceen oo la cadeeyay (Akhriso)

June 7, 2023

Police reservist killed as al-Shabaab militants attack communication mast in Wajir

June 7, 2023

Brazil oo weli bartilmaameedsanaysa tababare Ancelotti 

June 7, 2023

Messi, Modric & 13 Xiddig Oo Waaweyn Oo Ronaldo & Benzema Kula Biiri Kara Horyaalka Sucuudiga.

June 7, 2023

Madaxweynaha Jubbaland oo xariga ka jaray Waddooyin Laami ah oo laga dhisay Kismaayo (Sawirro)

June 7, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Al-Shabab militants abduct medical aid workers in Hiiraan region

June 7, 2023

20 Al-shabaab ah oo lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

June 7, 2023

Doorashada Tifaftiraha

Wasiirka Warfaafinta oo sheegay in 20 ka mid ahaa Shabaab lagu dilay Shabeellada hoose

June 7, 2023

Xoghayaha Dibada ee Maraykanka oo safar ku tagay Sacuudiga xili xiriirka labada dal uu sii xumaanayo

June 7, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.