Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Isdiiwaangeli
Breaking News Somalia
  • Bogga hore
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
Breaking News Somalia
Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha
Guriga Wararka Maanta

Qodobada looga baahan yahay Xasan Sheekh inuu wax ka bedelo siyaasadii Farmaajo

May 17, 2022
gudaha Wararka Maanta
59 3
A A
0
74
WADAAG
1.2k
ARAGTIDA
FacebookTwitterTelegram

May 17 (Jowhar.com)- Xasan Sheekh Maxamuud ayaa habeen kahor loo doortay xilka madaxweynaha Soomaaliya, iyadoo wareegii 3aad uu ka guuleystay madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo xafiiska fadhiyay Shantii sano ee la soo dhaafay.

Xasan Sheekh oo isu diyaarinaya inuu xilka la wareego ayaa maanta tegay madaxtooyada Soomaaliya oo ay ka socoto qaban qaabada munaasabada xil wareejinta, iyadoo uu kulan mudo kooban ahaa la qaatay madaxweynaha xukunka ka sii dagaya ee Farmaajo

Hadaba, maxaa looga baahan yahay Madaxweyne Xasan Sheekh inuu ka beddelo siyaasaddii Madaxweynihii hore Maxamed C/llaahi Farmaajo?

Dib u yagleelidda dowladda Soomaaliya ee ka soo billaabatay Carta sannadkii 2000, waxaa aas aas u ahaa: Dib u heshiisiin, Federaaleyn, dimoqraadiyeyn iyo dunida oo heshiis lala noqdo.

Shantii sano ee Farmaajo, waxaa lagu tuntay mabaabi’daa salka u ahaa dhismaha dowladda.

Waxaa awoodda dowladnimada gacanta ku dhigay koox aaminsan:

1- in Federaalka la baabi’iyo, si dalka uu gacanta ugu galo dowlad dhexe awood leh dadka oo dhan wada hoos tagaan. Waana dhaqankii sababay burburka dowladnimada Soomaaliya.

2- In la baabi’iyo nidaamka dimoqraadiga ee dastuurkeenna kmg ah uu ku dhisan yahay. Dastuurka waxuu qorayaa xuquuqda muwaadinka, xorriyadda shakhsiga ah, madaxbannaanida ra’yiga, xorriyadda kulamada, xisbiyada siyaasadeed, doorashooyinka iwm.

3- Ciidamaynta siyaasadda iyo siyaasadeynta ciidanka, waxay ahayd astaan kale oo shantii sano ee la soo dhaafay sii kordhaysay. Duullaankii Gedo, doorashooyinkii Baydhabo iyo Galmudug, afduubkii Baarlamaanka, waa calaamado tusinaya sida ciidanka loogu adeegsaday siyaasadda.

4- Xiriirka Arrimaha Dibadda waxaa gaaray dhaawac weyn, gaar ahaan waddamo muhiim u ahaa Soomaaliya sida Kenya, Sacuudiga, Masar, Imaaraadka iyo Jabuuti.

Haddaba, waxaa laga sugayaa Madaxweynaha cusub inuu si degdeg ah wax uga qabto arrimahaas.

Waxaa qoray Abdiaziz Golf Yare.

Xigasho: Jowhar

La wadaag30Tweet19La wadaagDirLa wadaag5

Related Posts

Wararka Maanta

Somali leaders’ political agreement faces opposition from former Prime Ministers, politicians

May 28, 2023
Wararka Maanta

Xasan Sheekh oo ammaanay heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran

May 28, 2023
Wararka Maanta

MD Xasan Sheikh oo dalka geliyay Jawi siyaasadeed oo halistiisa leh. – Puntland Times

May 28, 2023
Wararka Maanta

DF oo markii ugu horreysay ku guuleysatay diyaarinta ciidan qalabeysan oo gaaraya… – Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media

May 28, 2023
Wararka Maanta

Museveni oo canaan kulul kala dul dhacay ciidamadii looga laayay weerarkii Buula-mareer

May 28, 2023
Wararka Maanta

ATMIS trains Somali forces on child protection ahead of troop withdrawal

May 28, 2023
Kaga tag Faallada

Popular Post

  • US Africa Command launches strike against al-Shabaab militants

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Somali forces capture four al-Shabab members, kill one leader

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Safaaradda Maraykanka oo ka cabatay bahdil ay u gaysteen ciidamado Soomaaliyeed

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • SOMALILAND oo go’aan ka gaartay arrin ka dhalatay DAGAALKA Laascaanood – Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19
  • Doorashadii ka dhacday Puntland oo dibeda soo dhigtay tuhun muddo badan jiray

    74 saamiyo
    La wadaag 30 Tweet 19

Wararkii Ugu Danbeeyay

Sheekh Aadan Madoobe oo kulan aan Caadi aheyn la yeeshay Guddiga joogta ee Golaha (Sawirro)

May 28, 2023

Pr:Museveni strongly criticized the soldiers who were killed in the Bula-Mareer attack.

May 28, 2023

Somali leaders’ political agreement faces opposition from former Prime Ministers, politicians

May 28, 2023

Xasan Sheekh oo ammaanay heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran

May 28, 2023

Ra’iisul wasaarayaashii hore ee dalka oo ka hadlay warkii ka soo baxay Golaha wadatashiga qaran

May 28, 2023
Breaking News Somalia

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, wararka Afrika, iyo wararka caalamka ee Soomaaliga iyo English-ka kala soco wixii kusoo kordha.

Categories

  • Afrika News
  • Ciyaaraha
  • News in English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Gudaha
  • Wararka Maanta

Wararkii U Danbeeyay

Man City Oo Jeebka Ku Shubanaysa Lacag Waali Ah Kadib Ku Guulaysiga Premier League Xilli Chelsea Iyo Liverpool Wajahayaan Khasaare Weyn.

May 28, 2023

MD Xasan Sheikh oo dalka geliyay Jawi siyaasadeed oo halistiisa leh. – Puntland Times

May 28, 2023

Doorashada Tifaftiraha

DF oo markii ugu horreysay ku guuleysatay diyaarinta ciidan qalabeysan oo gaaraya… – Allbanaadir.com | Warar Sugan | Xigasho Iyo Xaqiiq ku Salaysan | Waa Astaanta Allbanaadir Media

May 28, 2023

Kulan sharafeed loo sameeyay Edna Aadan oo Abaal-marin Caalami ah kusoo guuleesatay (Sawirro)

May 28, 2023
  • About Us
  • Privacy
  • Contact Us

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Natiijo malahan
Daawo Dhammaan Natiijooyinka
  • Wararka Maanta
  • Wararka Gudaha
  • Afrika News
  • Wararka Caalamka
  • News in English
  • Ciyaaraha

© 2022 BN Somalia - Waxaa sameeyay BNSomalia.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.